Home Afsomali Doorashadii Xubnaha aqalka Hoose ee ka soo jeeda deegaanada Somaliland  ayaa goordhow...

Doorashadii Xubnaha aqalka Hoose ee ka soo jeeda deegaanada Somaliland  ayaa goordhow ka bilaabaneysa Magaalada Muqdisho

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Dorashadaan ayaa ah ta ugu hadalka badan waxaana muran badani ka taagnaa cida ka qeybgaleysa iyo weliba halka lagu qabanayo  oo ay xubnuhu saluugeen waxana jecleysteen in lagu qabto gudaha saldhiga xalane in kasta oo Raiisal wasaare Cumar Cabdirashiid  qoraal ku aqbalay dalkooda ah in indhaha beesha caalamka hortooda lagu qabto ayaan hadana dheg jalaq loo siinin wuxuuna gudiga doorashooyinku asteeyey in doorashada lagu qabto xarunta gaadiidka Bolice ka oo ay maalmaahaani ka socoto doorashada xubnaha banaadirigia

Lama oga sida xaalku noqon doono waxaana lagu wargaliyey inta ay quseyso in ay iska soo xaadiriyaan xarunta gaadiidka Boliska ee dagmada cabdicasiis ee magaalada Muqdiho halkaasi oo la sheegay in ay doorashadu ka dhici doonto

Goobaha doorashooyinka kama maqna indhaha beesha caalamka waxaana goob kasta oo ay doorasho ka dhaceysay u tiil caamiro u gooni ah taas oo ay kala soconayeen wax kasta oo ka dhacayey halka doorashadu ka socoto

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.