Home Afsomali Doorasho la isku wada tanaasulay oo maanta ka dhacay Muqdisho (Yaa kusoo...

Doorasho la isku wada tanaasulay oo maanta ka dhacay Muqdisho (Yaa kusoo baxay)

Doorasho la isku wada tanaasulay oo maanta ka dhacay Muqdisho (Yaa kusoo baxay

Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka dhacday doorashada xildhibaanada gollaha shacabka ku matalaya gobolada Waqooyi, waxaana la doortay ilaa sadex Xildhibaan oo labo kamid ah rag kusoo baxeen.

Doorashada maanta ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa aheyd mid aan xamaasad haba yaraatee laheyn, waxaana sadexda kursi ee la doortay dhamman ahaayeen kuwa la isku tanaasulay oon wax tartan ah ka dhicin.

Waxaana kursiga koobaad kusoo baxay  Siciid Maxamed Maxamuud oo qaab gacan taag ah loogu codeeyay kadib markii doorashada ka tanaasushay musharaxii la tartamayay  Kaltuun Xayir Jaamac

Kursiga  HOP037 waxaa ku guuleestay  Marwo Ifraax Maxamed Cawad kadib markii u tanaasushay musharaxii kula tartameysay kursigaasi, waxaana cod gacan taag ah kursigaasi ugu soo baxday Marwo Ifraax Cawad.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.