Home Afsomali Dowlada oo mar kale amartay in laga guuro dhulka u dhaxeeyo ex...

Dowlada oo mar kale amartay in laga guuro dhulka u dhaxeeyo ex control ilaa jaamacada oo ay mudo dad shacab ah kala iib iibsanayeen

  1. Garyaqaanka guud ee Dawaladda oo amrey in laga guuro dhulka udhexeeya Ex-kontarool Afgooye iyo Jaamacadda umadda
Xafiiska Garyaqaanka guud ee Dawaladda oo Digniin culus ka soo saaray Dhulka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee udhexeeya Ex-kontarool Afgooye iyo Jaamacadda umadda Soomaaliya.
War saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Garyagaanka guud ayaa lagu amray in si dhaqsi ah looga guuro Dhulkaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.