Taliska Milatariga ayaa Ciidan aad u badan u diray Tuulada Abal oo D/Xudur u dhow oo uu joogo Sh Muqtaar Rooboow, si ay uga Difaacaan shabaab Weerar ku ah
Muqtaar roobow ayaa mareylanku ka saaray liiska argagixisada wuxuuna diiday in uu dowlada ku biiro wuxuu kale oo uu diiday in dalka dibadiisa magangalyo siyaasadeed loogu diro ama uu dowlads isu dhiibo .
Roobow ayaa horey u noqday afhayeenka alshabaab iyo madaxii labaad ee xarakada alshabaab
Lama oga in muqtaar roobow uu dowlada hiil ka dalbada iyo in kaleDhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view