Home Afsomali Dowlada sii liiceysa oo dhul boob bilowday xili ay dhismo ku bilowday...

Dowlada sii liiceysa oo dhul boob bilowday xili ay dhismo ku bilowday barxadii biyaaso liibro oo horey loo diiday ayey hadane dayniile tiri halaga guuro

Dhulka war laliska dowladii aadan cado waxay ku degtay heshiis dadka goofka lala galay heshiiskiina waxaa ka baxay dowladii kacaanka dadkiina kacaankii wayska kiciyee dadkii heshiiska looga baxay gacantooda ayay ku soo noqotay ee wasaarada war faafinta hadii ay dhul rabto hagadato dhul ayleedahay oo u gaar ah
Hadabada qoraankaan ayey soo saareen waxmagarato dhwaan wasaarada iyo dowlada ku biirtay
Wasaaradda Warfaafinta,Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS waxaa ay ku wargalineysaa dadka degan dhulka war-laliska Radiomuqdisho ee ku yaala degmada Dayniile ee gobolka Banaadir in ay uga guuraan sida ugu dhaqsiyaha Badan.

Maamulka gobolka Banaadir, Taliska Booliska Qaybta Gobalka Banaadir iyo degmada Dayniile ayeey wasaaradda ka codsatay in doorkooda ay ka qaataan sidii loo baneyn lahaa dhulka war-laliska Radio Muqdisho ee degmada Dayniile oo baahi degdeg ah u qabto wasaaradda.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.