Home Afsomali Dowlada Somaliya oo Magacaawday Guddiga kor joogteynta Habsami u socodka Arimaha Xajka

Dowlada Somaliya oo Magacaawday Guddiga kor joogteynta Habsami u socodka Arimaha Xajka

Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa magacaabay Guddi loogu tala galay in ay la socdaan Arimaha Xajka iyo sidoo kale adeegyada loo sameenayo Xujeyda Soomaaliyeed.

Guddiga Garsoorka iyo Arimaha Diinta ee Golaha Shacabka ayaa Waxa ay ka raali galiyeen shacabka wal walkii ay ka qaadeen dib u dhaca ku yimid arimaha Xajka, waxa ayna Wasaarada Diinta ku war galiyeen in la dar dar galiyo habsami usocodka arimaha Xajka.

Halkan ka Akhriso Qoraalka kasoo baxay Guddiga Garsoorka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee Golaha Shacabka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.