Home Afsomali Dowlada Ukraine oo saxiixday inay ku biirto Midowga Yurub

Dowlada Ukraine oo saxiixday inay ku biirto Midowga Yurub

Dowlada Ukraine oo saxiixday inay ku biirto Midowga Yurub

Madaxweynaha UKraine Zelenskyy ayaa sheegay inuu saxiixay codsi ah in Ukraine ay ku biirto Midowga Yurub.

Dukumentiyada waxay ku sii jeedaan Brussels,” Andrii Sybiha, madaxa xafiiska Zelenskyy, ayaa ku yiri boggiisa rasmiga ah ee Facebook.

Codsigu inta badan waxa uu ahaa astaan, si kastaba ha ahaatee, ku biirida Midowga Yurub waa inay si wada jir ah u ansixiyaan dhammaan xubnaha.

Ukraine waxaa wiiqay musuqmaasuqa baahsanaa sanado badan, taasoo ka dhigaysa halbeegyada ansixinta mid aad u adag in la gaaro, waxaana sidoo kale ay talaabadan ka careysiineysaa madaxweyne Putin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.