Home Afsomali Dowladu Gacmaha haka baxdo arimaha ganacsatada wajiyada badan si xal waara looga...

Dowladu Gacmaha haka baxdo arimaha ganacsatada wajiyada badan si xal waara looga gaaro kala qeybsanaanta iyo isdardarkooda maaliyadeed

Waxaa Mudda dheer taagan Khilaaf aan in badan xal laga gaarin Oo dhaxyaal Qeybaha kala duwan ee Ganacsatada Soomaaliyeed xaaraan ku naax iyo xalaal qudato   Kadib  dhimashadii ExGudomiyaha ganacsatada Gobalka Banadir Marxuum  Cabdirashiid Shire  il qeyte.  & dorashadii labaad ee Gudomiye gabayare oo ay dhinac socotey mid kale oo iyane gudoomiye ganacsato lagu doortay kuwaas  oo lagu heshiinwaayey markaas waxii kadanbeeyey.

Cidda qabaneyso kursigaas loona kala jabay labo garab.  Oo ay kala hogaaminaayaan. Mudane Maxmed Deylaaf & Mudane. Maxamuud Cabdikariim gabayare. Khilaafkaas Oo weli taagan  xalintiisana ay adkaatay intaas waxaa dheer oo horayna  u jiray in ganacsato badan  aaysan ku qanacsaneyn

Mamulka &madaxtinimada Gudoomiye gabayare.     Laakiin markastana ow ka hoosgalo  awood ahaan    Xukuumada jirta iyo wasaarada Ganacsiga markaas &shirkada Hormuud Oo ay wadaagaan maslaxo badan &xidignimo  Mudo dheerna ow ku badbaaday  asaga Oo ay ka mid yahiin garabkiisa rag ku dhaw raisalwasaraha  dartiisna ay wasiiro badan u waayeen kursigoodi.

Sida wasiiradii hore Ee ganacsiga  khilaafka Oo saameeyey Dhismaha wadooyinka Gobalka Banadir cida maamuleysa  Aruurinta lacagta laga qaado gaadiidka Dekada &Safarada lagu baxo magaca ganacsatada &lakulanka  martida  ganacsatada &dhamaan Adeega bulshada soomaaliyed  ayada Oo aay  hareysay musuqmasuq dana gaar ah is kooxeysi  Awood isu sheegasho

Magacaabid shaqsiyaad aan lagu qanacsaneed Kala saarid shirkadaha Canshuur bixiyayaasha ah    Ku tagri fal lacagaha laga aruuriyo gaadiidka &qoondada laga qaado wasarada Maaliyada &dhamaan  waxkasta Oo ku yimaado magaca ganacsatada

Arikaan Oo markasta ku sigta gacan ka Hadal Laakiin   Waxaa haboon   in xal Loo helo ayna dhacdo doorasho madaxbanaan Oo xalaal ah &is faham guud  Dowladana ay dhexdhexaad Ka ahaato una cadaalad fasho ayna madax baneeyso   Xigasho. Ganacsato ka madaxbanaan labada garab. Oo aad ugu xun sida aay wax yahiin

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.