Home Afsomali Dr Adan Cali Gaboose oo Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay musharax...

Dr Adan Cali Gaboose oo Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan Xilka Xildhibaan ee Golaha shacabka 2021 ( DAAWO SAWIRADA

Dr Adan Cali Gaboose oo Muqdisho kaga dhawaaqay in uu yahay musharax u taagan Xilka Xildhibaan ee Golaha shacabka 2021 ( DAAWO SAWIRADA )

Munaasibad qurux badan laguna maamuusayey si  balaarane  loo soo agaasimay oo uu murarax nimadiisa kaga dhawaaqayey Dr Adan Cali Gaboose ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho
Waxaana ka soo qeybgalay .

Golaha dhaqanka ee gobolada dir waqooyi  sida Suldaan guleyd qarqoote oo ku dheeraaday soo dhaweyn ayaa dalbaday in codka lagu taageero
Cabdi gaheyr
Caaqil Cabdixakiid .
Aqoon yahan Axmed bootaan
Farxiyo daahir
Qoraa Najma qaran bila

Dr Adan ayaa Waxbarashadii aasaasiga aheyd ku soo qaatay magaalada hargeyeysa ka dibna suudaan wuxuu shaqo ka soo qabtay magaalooyinka
Garage burco boosaaso muqdisho  waa
Isbedel doon isku soo dhaweyn kara ugana shaqeyn kara  midnimada somaliweyn
Waa dhaqtar  leh Karti aqoon iyo midnimo

Cabdi gaheyr  oo ka mud ahaa odoyaashii munaasibada ka halay ayaa soo dhaweeye isla markaana ah waxgaradka taageera ayaa sharaxaad ka bixiyey aragtiisa ayaa ka codsaday dhamaan ka qeybgalayaasha in ay codka siiyaan lana shaqeeyaan

Musharax xildhibaan golaha shacabka Adan Cali Gaboose
Ku dooro midnimo cadaalad iyo hurumar

Dr Cabdifataax Axmed ayaa munaasibada ku soo bandhigay taariikh nololeydka inta uu ka yaqaan maadaama ay isku waxbarasho ahaayeen.
Wuxuuna xusay in uu yahay dhaqtar ku haboon in uu hogaanka dalka xil ka qabto wuxuuna yiri waa aqoon yahay ku dhiiraday in uubsiyaasiyiinka ka mid noqdo gaar ahaa kursiga Hope 205 ee golaha shacabka .

Soo dhaweyn heer sare ah hard iyo karaamo kursiga Muuse Care ee gobolada waqooyi Culumo suldaano waxgarad dhalinyaro haween Dr qoonyahan siyaasi adan Cali gaboose

Gabagabadii munaasibada waxaa ka hadlay musharax Dr Adan Cali Gaboose oo ku dhawaaqista musharaxnimadiisa mahadcelnta  ka sokow  wuxuu fariin u direy kooxaha isku haayo siyaasada dalka isagoo ugu baaqay in somalidu ay ku  midoobaan hal calan iyo hal madaxweyne lagana baxo kooxeysi iyo reer reer dhibkii lacayna si nabad ah looga gudbo

Dhanka kale wuxuu ka hadlay doorka dhakinyarada iyo aqoon yahanku ku leeyihiin dib dhiska dalka
Hadii aan doonayo in aad xoolaha umada dhaco ilaahey waxaan ka baryayaan in aanan ku guuleysan
Arinta gobolada waqooyi ayuu soo jeediyey in wada hadaladii Somalia iyo somaliland dib loo bilaabo
Dadka uu kursiga ku matalo ayuu ka codsaday hadii uu u qalmo in ay codka siiyaan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.