Maalmaha Ilaahay s.w.t. ee billowga sannadka Hijriyada ee Ilaahay s.w.t. barakeeyay, waxaa kamid ah Maalinta Sagaalaad iyo Tobnaadba (Yawmul-Caashuuraa) ee Bisha Muxarram (Bisha koowaad ee sannadka Hijriyada), waana Maalin la soomo waana sunnah. Qofkii soomaana, sannad ayaa loo dambi dhaafaa, maashaa’ Allaah, Ilaahayoow kuwii loo dambi dhaafo naga yeel, aamiin.
Maalintan Caashuuraa waxay iska leedahay Taariikhda waxyaabo lagu xasuusto oo waliba macnayaal wayn ku fadhiya, waxaana ka mid ah:-
1- Waa Maalintii Aadam (c.s.) iyo Xaawa’ ay towbad keeneen oo Ilaahay (s.w.t.) u dambi dhaafay, oo ay yidhaahdeen sida Kitaabka Ilaahay s.w.t. ku xusan sidaan:
(Rabbigayagoow waxaan dulminnay naftayada haddaadan inoo danbi dhaafin, oo aadan inoo naxariisan, waa hubaal in aynu noqoneyno kuwa khasaaray) eeg Aayadda 23 aad ee Al-Acraaf.
Sidoo kale waa Maalintii Nabi Aadam (c.s.) dhulka lasoo dajiyey oo la keenay, isaga iyo Xaawa.
2- Waa Maalintii Nabi Nux (c.s.) uu Ilaahay (s.w.t.) ku badbaadshey isaga iyo inta rumeysay, intii kalena uu Ilaahay (s.w.t.) biyaha ku Hadhqiyay.
Maalintan Caashuuraa waxay iska leedahay Taariikhda waxyaabo lagu xasuusto oo waliba macnayaal wayn ku fadhiya, waxaana ka mid ah:-
1- Waa Maalintii Aadam (c.s.) iyo Xaawa’ ay towbad keeneen oo Ilaahay (s.w.t.) u dambi dhaafay, oo ay yidhaahdeen sida Kitaabka Ilaahay s.w.t. ku xusan sidaan:
(Rabbigayagoow waxaan dulminnay naftayada haddaadan inoo danbi dhaafin, oo aadan inoo naxariisan, waa hubaal in aynu noqoneyno kuwa khasaaray) eeg Aayadda 23 aad ee Al-Acraaf.
Sidoo kale waa Maalintii Nabi Aadam (c.s.) dhulka lasoo dajiyey oo la keenay, isaga iyo Xaawa.
2- Waa Maalintii Nabi Nux (c.s.) uu Ilaahay (s.w.t.) ku badbaadshey isaga iyo inta rumeysay, intii kalena uu Ilaahay (s.w.t.) biyaha ku Hadhqiyay.
3- Waa Maalintii Nabi Muuse (c.s.) isaga iyo qawmkiisa Ilaahay (s.w.t.) badbaadiyay, Fircawn iyo qawmkiisiina uu Ilaahay (s.w.t.) halligay uu biyahana ku Hadhqiyay.
4- Waa Maalintii uu Rasuulkii Yoonis bin Mataa (c.s.) Ilaahay (s.w.t.) badbaadiyay, isagoo ku sugan Badda gunteeda iyo waliba caloosha Nibiriga, markii uu Ilaahay (s.w.t.) baryay oo uu yidhi:
sida ku xusan Kitaabka Eebbe (s.w.t.) sidaan:
4- Waa Maalintii uu Rasuulkii Yoonis bin Mataa (c.s.) Ilaahay (s.w.t.) badbaadiyay, isagoo ku sugan Badda gunteeda iyo waliba caloosha Nibiriga, markii uu Ilaahay (s.w.t.) baryay oo uu yidhi:
sida ku xusan Kitaabka Eebbe (s.w.t.) sidaan:

(Ilaahoow Ilaah aan Adiga ahayn ma-jiro, Adaa Wayn, Aniguna waxaan ahaaday kuwa naftooda dulmiyay), bal eeg waa Rasuul haddana Ilaahay (s.w.t.) buu dambi-dhaaf waydiisanayaa. Yoonis (c.s.) Nibiri baa liqay, oo uu saddex maalin calooshiisa ku jiray, oo Ilaahay (s.w.t.) ku baryaayay mugdiga caloosha, ducada ka dib, baa Ilaahay (s.w.t.) amray Nibirigii in uu soo tufo, marka Maalintaa Caashuuraa bey iyadana ahayd.
5- Waa Maalintii uu Ilaahay (s.w.t.) Nabi Sulaymaan siiyay mulkiga wayn iyo Boqortooyada.
6- Waa Maalintii uu Nabi Ayuub (c.s.) oogadiisa ama jidhkiisa dhibka Ilaahay (s.w.t.) ka qaaday, iyadana Maalinta Caashuuraa ayey ahayd, markii uu sabur iyo Ilaahay (s.w.t.) baryadiisa la yimid.
7- Waa Maalintii uu dhacay gazwadii (dagaalkii) loo baxshey Daata Ruqaac, ee Ilaahay (s.w.t.) badbaadiyay Nabi Muxammad (c.s.w.) iyo Asxaabtiisa, gaaladana Ilaahay (s.w.t.) Rucbi quluubtooda ku tuuray.
8- Waa Maalitii uu shahiiday Imaam Xusayn bin Cali, waxayna ahayd dhacdo xanuun badan, oo soo wajahday Muslimiinta Caalamka, meesha lagu dilayna waxa’ay ahayd Karbala, Maalin Jimca ah oo ku beegnayd Tobanka Muxarram, sannadkii 61 aad ee Hijriyada.

Dhammaan dhacdooyinkaas waxaa’ay wada ahaayeen, sida Culimada Islaamka inoo sheegeen dhacdooyin dhacay Maalinta tobnaad ee bisha Muxarram (Yawmul-Caashuuraa).
Waxaana ay wada ahaayeen nimcoyinkaas, kuwo lagu mahadiyay Ilaahay (s.w.t.), marka laga reebo dhacdadii Imaam Xusayn, oo iyadu murugo reebtay, Maalintaas iyada ah waxaa la badiyaa ducada, oo Ilaahay (s.w.t.) dambi-dhaaf badan la waydiistaa, Qur’aanka akhriskiisana la badiyaa, in bandanna Ilaahay (s.w.t.) loo
mahadnaqaa.
Axaadiithta ku soo aroortay Maalinta Caashuuraa.
1- Waxaa uu soo saaray Muslim xadiith uu soo wariyay Abuu-Hureyra (r.c.) in Nabigu (c.s.w.) yidhi sidaan: (Soonka ugu fadli badan bisha Ramadaan ka dib, waa bisha Ilaahay (s.w.t.) ee lagu magacaabo Muxarram, Salaadahana midda ugu fadliga badan Salaadda Faradka ka dib, waa Salaadda laylka, ama habeenka la tukado (Habeenkii Saqda Dhexe). Ogaada waxa laga hadlayaa waa Bil, laakiin Maalmaha ikhtiyaariga loo soomaa ayaa ah kuwo fadli badan, sida Maalinta Carafaad ama Tobanka Dul-Xajj, ama Lixda maalmood ee Shawaal.
2- Waxaa ku xusan saxiixeynka, in Ibn Cabbaas uu yidhi sidaan:
(Rasuulkii Ilaahay (c.s.w.) ayaa yimid Madiina, markaasuu la kulmay Yuhuudda oo sooman maalinta Caashuuraa, markaasuu Rasuulkii Ilaahay (c.s.w.) iyagii ku yidhi: Waa maxay soonkan aad idinku sooman tihiin? markaa bey ku yidhaahdeen: waxa’ ay inoo tahay maanta Maalin wayn, waana maalintii uu Ilaahay (s.w.t.) badbaadiyay Muuse (c.s.) iyo qawmkiisa, uuna Ilaahay (s.w.t.) ka badbaadiyay Fircawn.
Fircawn iyo qawmkiisiina Ilaahay (s.w.t.) Hadhqiyay, Muusana c.s. uu markaas soomay isaga oo Ilaahay (s.w.t.) badbaadintaa ku mahadinaaya, saas baana annaguna u soomannahay, markaasuu Rasuulkii Allana (c.s.w.) ku yidhi iyagii: (Annagaa idinka mudan Muuse (c.s.), idiin kagana xaq leh idinka), macnaha sawmkaas aad sooman tihiin, annagaa idinkaga mudan weeye macnaha.
Ogaada Nabiga (c.s.w.), ma’ uusan odhan: waan idinkaga dayaneynaa, bal eeg Odhaahda ah (Annagaa taa idinka, idinkaga mudan, waana hadal macna- wayni ku qotoma.
3- Isla saxiixaynka waxaa ku xusan, in Nabigu (c.s.w.) yidhi sidaan: (Maalinkaan isaga ah ee Maalinta Caashuuraa Ilaahay (s.w.t.) idiinma qorin si waajib ku ah korkiinna Sawmkeeda, qofkii doona ha soomo, kii doonaana ha’ afuro).
Haddaba Barrito oo Maalin Isniin ah, ayaana ah Bisha Muxarram 9 keeda iyo 10 keeda oo kala ah: Isniin iyo Talaado, taariikhda caadigana tahay (Oct. 10, 2016) iyo Talaadada (Oct. 11, 2016), ayaa ah “Maalmaha Caashuuraa”, waana waajib inaannu soonno, ruuxii kari karaaya bishan khayrka badan ee Muxarram Sagaalkeeda iyo Tobankeedaba, waana Soonka ugu Fadliga badan Bisha Ramadaan ka dib.
1- Waxaa uu soo saaray Muslim xadiith uu soo wariyay Abuu-Hureyra (r.c.) in Nabigu (c.s.w.) yidhi sidaan: (Soonka ugu fadli badan bisha Ramadaan ka dib, waa bisha Ilaahay (s.w.t.) ee lagu magacaabo Muxarram, Salaadahana midda ugu fadliga badan Salaadda Faradka ka dib, waa Salaadda laylka, ama habeenka la tukado (Habeenkii Saqda Dhexe). Ogaada waxa laga hadlayaa waa Bil, laakiin Maalmaha ikhtiyaariga loo soomaa ayaa ah kuwo fadli badan, sida Maalinta Carafaad ama Tobanka Dul-Xajj, ama Lixda maalmood ee Shawaal.
2- Waxaa ku xusan saxiixeynka, in Ibn Cabbaas uu yidhi sidaan:
(Rasuulkii Ilaahay (c.s.w.) ayaa yimid Madiina, markaasuu la kulmay Yuhuudda oo sooman maalinta Caashuuraa, markaasuu Rasuulkii Ilaahay (c.s.w.) iyagii ku yidhi: Waa maxay soonkan aad idinku sooman tihiin? markaa bey ku yidhaahdeen: waxa’ ay inoo tahay maanta Maalin wayn, waana maalintii uu Ilaahay (s.w.t.) badbaadiyay Muuse (c.s.) iyo qawmkiisa, uuna Ilaahay (s.w.t.) ka badbaadiyay Fircawn.
Fircawn iyo qawmkiisiina Ilaahay (s.w.t.) Hadhqiyay, Muusana c.s. uu markaas soomay isaga oo Ilaahay (s.w.t.) badbaadintaa ku mahadinaaya, saas baana annaguna u soomannahay, markaasuu Rasuulkii Allana (c.s.w.) ku yidhi iyagii: (Annagaa idinka mudan Muuse (c.s.), idiin kagana xaq leh idinka), macnaha sawmkaas aad sooman tihiin, annagaa idinkaga mudan weeye macnaha.
Ogaada Nabiga (c.s.w.), ma’ uusan odhan: waan idinkaga dayaneynaa, bal eeg Odhaahda ah (Annagaa taa idinka, idinkaga mudan, waana hadal macna- wayni ku qotoma.
3- Isla saxiixaynka waxaa ku xusan, in Nabigu (c.s.w.) yidhi sidaan: (Maalinkaan isaga ah ee Maalinta Caashuuraa Ilaahay (s.w.t.) idiinma qorin si waajib ku ah korkiinna Sawmkeeda, qofkii doona ha soomo, kii doonaana ha’ afuro).
Haddaba Barrito oo Maalin Isniin ah, ayaana ah Bisha Muxarram 9 keeda iyo 10 keeda oo kala ah: Isniin iyo Talaado, taariikhda caadigana tahay (Oct. 10, 2016) iyo Talaadada (Oct. 11, 2016), ayaa ah “Maalmaha Caashuuraa”, waana waajib inaannu soonno, ruuxii kari karaaya bishan khayrka badan ee Muxarram Sagaalkeeda iyo Tobankeedaba, waana Soonka ugu Fadliga badan Bisha Ramadaan ka dib.
Wa Billaahi Tawfiiq
aslicalansida@hotmail.com
aslicalansida@hotmail.com
More VIDEOS
Mohamed Iiman Omar liked this on Facebook.
Mohamet Niyadsame liked this on Facebook.
Horyaal Cajiib liked this on Facebook.
Ãřmàã Mãâľîk liked this on Facebook.
Hana Nour Mohamoud liked this on Facebook.
Jãmá Mõüßē Jmc Qørâh liked this on Facebook.
Maxamuud Yariisow liked this on Facebook.
Maxames Cabsilaahi liked this on Facebook.
Cabdikarim Khalif Mohamuud liked this on Facebook.
Çømpâný Âbdî Đigđiglę liked this on Facebook.
Khadija Hassan liked this on Facebook.
Sulub Yare liked this on Facebook.
Khalid Mohamed Maadi liked this on Facebook.
Yasmiin Caday liked this on Facebook.
Samawade Nuur Yaroow liked this on Facebook.
Zicido Ahmed Nuur Gowlalo liked this on Facebook.
Nùûrã Abdiråhmän Hayd liked this on Facebook.
Faadumo Maxamu’d Clrahman liked this on Facebook.
Xanan Xassan liked this on Facebook.
Ayuub Abdi Rahman liked this on Facebook.
Xasan Shuriye Black liked this on Facebook.
Amb Mursal Ciiro liked this on Facebook.
Mohamed Isack liked this on Facebook.
Senior Qaysar Dhagacade liked this on Facebook.
Hamse Junior liked this on Facebook.
Sophia Abdilatif liked this on Facebook.
Mohamed Dahir liked this on Facebook.
Aizhita Zinyoorita liked this on Facebook.
Aicha Mohamed liked this on Facebook.
Cabdifataax Axmed liked this on Facebook.
Khadar Yuusuf liked this on Facebook.
Caydarus Cabdi liked this on Facebook.
Yaxye Marcos liked this on Facebook.
Cumar Haashim liked this on Facebook.
Dáyâx MáxmÙd liked this on Facebook.
Saciid Jama Nuur liked this on Facebook.
Sucaad Maxamuud liked this on Facebook.
Sucdi Cali liked this on Facebook.
Cabdiraxmaan Jaamac Muuse liked this on Facebook.
Líkėŕká Wàjîbóòk liked this on Facebook.
Xaawo Keef liked this on Facebook.
Sharmake Baaska liked this on Facebook.
Ahmednur Alifako liked this on Facebook.
Siciid Bälcâd liked this on Facebook.
Sùldàñ Fààràx Cabdalla Faarax liked this on Facebook.
Mohamed B Luetooth liked this on Facebook.
Ismail Haji Abdalla liked this on Facebook.
Safiyo Saafi liked this on Facebook.
Mascuud Ibnu Hirsi liked this on Facebook.
Mohamed Puntish liked this on Facebook.
Jibriil Jirde liked this on Facebook.
Xìðíğã Ćìýããl Wàjíßóók liked this on Facebook.
Mahad Faysal liked this on Facebook.
Maxamed Cabdullaahi liked this on Facebook.
Eng Abdirahman Kiiko liked this on Facebook.
Somali hay days, will re-appeared
Qaali Said Aden liked this on Facebook.
Xamse Axmed Aadan Gufi liked this on Facebook.
Mø Fărtååg liked this on Facebook.
Naabiil Luka Puntladis liked this on Facebook.
Abdirahman Osman liked this on Facebook.
Sadik Jama Muse liked this on Facebook.
Ladna Ahmed Jim’aleh liked this on Facebook.
Abdoh Khalid liked this on Facebook.
Amina Cuen Love liked this on Facebook.
Rahoy Mohammed liked this on Facebook.
Jìmćáĺè Cäĺì Xàśáñ liked this on Facebook.
Sacdiyo Maxamed liked this on Facebook.
Luizeto De Nemanje Ahmety liked this on Facebook.
Amiin Cabdi Aziz Ilkacase liked this on Facebook.
Bakar Love Man Unted liked this on Facebook.
Yusuf Hanad liked this on Facebook.
Omar Abdi Aziiz Koosarad liked this on Facebook.
Maryan Mohamed Ibraahim liked this on Facebook.
Jaba Cade liked this on Facebook.
Garaad Cabdilaahi Garaad Cabdilaahi liked this on Facebook.
Abwaan Buraale liked this on Facebook.
Maxamed Cabdiraxmaan Warsame liked this on Facebook.
ABdikhálàk Æhméd liked this on Facebook.
Janaale Daahir Cilmi liked this on Facebook.
Zidiiq Ali Yuusuf liked this on Facebook.
Maslax Adam liked this on Facebook.
Deeqo Maxamed liked this on Facebook.
Cabdisalaan Maxamuud liked this on Facebook.
Xasan Shiikh Maxamed liked this on Facebook.
Shube Bayl Shube Shube Somali liked this on Facebook.
Abdul Khani Said Hassan liked this on Facebook.
Abdiqani Saleban Farah liked this on Facebook.
Xasan Maxamed liked this on Facebook.
Khâlīd Qürbåãwī liked this on Facebook.
Äbďíķåfi Šhířë Jïm’åĺę liked this on Facebook.
Faysa Abdilaahi liked this on Facebook.
Qayrabo Siciid Qayrab liked this on Facebook.
Ise Yare liked this on Facebook.
AbdiShukri Patoo liked this on Facebook.
Garaad Abdishakuur Ismail liked this on Facebook.
Cabdinazir Garaad Cali liked this on Facebook.
Qali Qooblow liked this on Facebook.
ElMeztra Häñäd Mäñ Utd liked this on Facebook.
Ahmed Keyse Jama liked this on Facebook.
Cabduwali Xuseen Dhiidhaco liked this on Facebook.
Cabdi Raxmaan Xuseen liked this on Facebook.
Fartun Abdi Waxid Botan liked this on Facebook.
Cayni Bintu Maxamed Taajir liked this on Facebook.
Mubaarak Cabdiweli Bashir liked this on Facebook.
Ňïhăăľ Łõvëļy Ńæhííĺ liked this on Facebook.
Ser Ahmed Nor Dhowe liked this on Facebook.
Cisman Maxamuud liked this on Facebook.
Abdirahim Maxamed liked this on Facebook.
Liibaan Abdi Ahmed liked this on Facebook.
Fartuun Maxamed Jaamac liked this on Facebook.
Hassan Weheliye Mohamed Xwm liked this on Facebook.
Sureer Mohamed liked this on Facebook.
Qaali Ladan liked this on Facebook.
Abwaan Dhabbar liked this on Facebook.
Mahad Cumar liked this on Facebook.
Ruqiyo Muse Cade liked this on Facebook.
ABinazh Oz Breezy liked this on Facebook.
Allaah janadii ha geeyo ,waxay ka mid ahayd dadkii sharaf somaliyed ugu dambeeye.
Waa Gandhi u horaysaye ee duulisa diyaaradad dagaal Ala yaxfidka
Broken somali sorry
SHeekh Maxamed Nageeye liked this on Facebook.
Cabdirisaaq Dhedo liked this on Facebook.
Axmed Maxamud Sheegow liked this on Facebook.
Jaabir Isse liked this on Facebook.
Zeck Abdiqadir Mohmoud liked this on Facebook.
Xamse Saciid liked this on Facebook.
Mohamed Sheikh Ali Ahmed liked this on Facebook.
Mrcos Boy Inanka Jalaqsan liked this on Facebook.
Æbdála Sïíñ Wìíl Mûdúg liked this on Facebook.
Cabdi Aziiz Mukhtar Cazuuz liked this on Facebook.
Guuleed Hassan Kaarshe liked this on Facebook.
SHärdiid Tömäß Müller liked this on Facebook.
Maxamed Caanonuug liked this on Facebook.
Mohamud Silal Oumer liked this on Facebook.
Pro Kayse Xasan liked this on Facebook.
Hãmzê Bãshììr Sãcììd liked this on Facebook.
Abdirzak Jëënicade C MC liked this on Facebook.
Nawaal Hassan liked this on Facebook.
Karti Badan Sida Hooyadeed liked this on Facebook.
Ahmed Sulayman Seid liked this on Facebook.
Yåhye Møhåmed Ømar liked this on Facebook.
Mümïnå Müzlïmå Mårïamå liked this on Facebook.
Ali Mohmed Jama liked this on Facebook.
Sinyorita Hodan Ahmed liked this on Facebook.
Xasan Cumar Xirsi liked this on Facebook.
Fantastic Yaya Said Haidhugan liked this on Facebook.
Mỡhamed Ằlphắ liked this on Facebook.
Yaxye Cismaan Axmad liked this on Facebook.
Přîňćë Kållid Ďĕ Hăŕĕêď liked this on Facebook.
Barkhad Mohamed Case liked this on Facebook.
Pro Ridwaan Cabdi liked this on Facebook.
Abdisam Moha liked this on Facebook.
Apthirahman ZaHardiid liked this on Facebook.
Saynab Wadaad liked this on Facebook.
Amisha Amalusha Pepe Love liked this on Facebook.
Abdulahi Malim liked this on Facebook.
Nímcããn Hølly Kíng liked this on Facebook.
Nadiir Bile Shan Shukansade liked this on Facebook.
Qof qaawani waxba cid uma sheegi Karo,
Sawirku waa mar hore hada waa qof shooqad ah
Masha Allah gesiyad somaliyed
allahu u naxariisto
CAWRADEEDA HA QARSATO INTEEY CID wax usheegayso
tan maxaydad xasuusinee ayadaba we no rabtee
Mohamed Barre liked this on Facebook.
Abdirahman Kaafi liked this on Facebook.
Ìvãñ Shäâķíř Víc liked this on Facebook.
Amran Xirsi Basle liked this on Facebook.
Bâdrà Bîntù Mòhåmed liked this on Facebook.
Suheeb Maxamed Maxamuud liked this on Facebook.
Faqay Muqdisho liked this on Facebook.
Moha Silver De Troubleshooter liked this on Facebook.
Cabdifataax Xaaji Maxamed liked this on Facebook.
Suldan Mohamoud Abdi Yousuf liked this on Facebook.
Åĺï Æbđï Ăĺï liked this on Facebook.
Cashaq Nafty liked this on Facebook.
Maxad Cali Subayr liked this on Facebook.
Saki Sharif Moha liked this on Facebook.
Fathi Abdullahi Elmi liked this on Facebook.
Abdifatah Farah liked this on Facebook.
Farhiya Lathan liked this on Facebook.
Ahmed Hassen Haad liked this on Facebook.
Marwaaz Cali Yare liked this on Facebook.
Ali Kashka Abdi Aziiz liked this on Facebook.
Üpdy Hâfîd TürBîd liked this on Facebook.
Shariifo Muxumed Xusen liked this on Facebook.
Salax Ahmed Bulbul liked this on Facebook.
Dufaan Yare Hanad Siad liked this on Facebook.
Mohamett Shakeeti liked this on Facebook.
Abdiaziz Ganta liked this on Facebook.
Suldan Taate liked this on Facebook.
Zam Ridwan Zam liked this on Facebook.
Libaan Cismaan liked this on Facebook.
Alie Kamara liked this on Facebook.
Nafisa Yusuf liked this on Facebook.
Møhã Đė Kinğ liked this on Facebook.
Khadra Caalin liked this on Facebook.
Princess Zuwara liked this on Facebook.
Abu Cukaashe Ibnu Rashiid liked this on Facebook.
Birre Cabdullahi liked this on Facebook.
Zaki Da’ud liked this on Facebook.
Ràshkä Yàré liked this on Facebook.
Rahma Issllaam liked this on Facebook.
Liban Hassan Aseyr liked this on Facebook.
Maxamed Gaarax M Siciid liked this on Facebook.
Axmed Rasta liked this on Facebook.
Barkhad Xaaji liked this on Facebook.
Mukhtaar Cabdi Maxamed liked this on Facebook.
Cali Muuse Maxamed liked this on Facebook.
Cabdi Fitaax Cali Mohamed liked this on Facebook.
Farxaan Xasan Cumar liked this on Facebook.
Abdullahi Diiriye liked this on Facebook.
Rooda Ismail Indho Cad liked this on Facebook.
Isinka Isimada Puntland liked this on Facebook.
Taariikh wanaagsan dalkeena waa gabadhi ugu horeysay ee duulisay dayaarad dagaal ayada oo wadamada dariska ah oo ay oogu horeyaan Ethiopia iyo Kenya ay mardhaw bilaabeen in ay gabdhahoodu duuliyaan dayaarad , hadii aanan bur burin maanta xageed mari laheyn? Gabdhaheena oo weliba xijaab xiran ayaa maantana ka fiicnaani lahàa wadamada kale ee Afrika siiba kuwa hadeer oranaya waardiya ayàan idinka nahay
Asli Xassan cabaade maydhanin way nooshahay Maanshalaah
nagtan qawan maxay malinta cashura ka taqana ama ay dadka xasusisa ayadaba qawane. waxa kaga ficned in ad adi nagu bararujisid malintan weyn e bari
Eng Moha Abdalla Young liked this on Facebook.
Filzan Moha Mahamud liked this on Facebook.
Muniira Bintu Cawad liked this on Facebook.
Max’med Cusman liked this on Facebook.
Máhámēt Ībñū HāwādLē liked this on Facebook.
Said Mohamed liked this on Facebook.
Xasan Cabdi liked this on Facebook.
Sooniyaa Cabdi Samad Ismacil liked this on Facebook.
Abu Sacad Muuse Cali liked this on Facebook.
Abdulkadir Abdullaahi Omar Lugey liked this on Facebook.
Cawo Jano liked this on Facebook.
Guleid ßarasab liked this on Facebook.
Safiyo Ladan liked this on Facebook.
Maxamed Saciid Atam liked this on Facebook.
Xine Cabdulaahi Adan liked this on Facebook.
Saida Ahmed liked this on Facebook.
Cabdiqaadir Lugey liked this on Facebook.
Nashaad Adan HirSi liked this on Facebook.
Abduzalam Mohamed Mucalim liked this on Facebook.
Abdihanaan Mohamed Halane liked this on Facebook.
KàLïfá Hçm liked this on Facebook.
Shuceyb Waasuge liked this on Facebook.
Cabdi Samad Xasan liked this on Facebook.
Cawke Abdi liked this on Facebook.
Said M Abdi liked this on Facebook.
Mâhàd Âdàn Hâssân Dîînî liked this on Facebook.
Noor Mohamed Abdi liked this on Facebook.
Xidiga Xidigaha Geeska liked this on Facebook.
Abdiaziz Baylkariye liked this on Facebook.
Jimcaale Ibraahim liked this on Facebook.
Proff Mukhtaar Salaad Aadan liked this on Facebook.
Føwši Câbdìràshììd Nùùr liked this on Facebook.
ÎLkãçãsê Dê Fãzhîõñ liked this on Facebook.
Ahmednoor Abdikadir liked this on Facebook.
Umiira Iimaan liked this on Facebook.
Proff Jaamac Waraabe liked this on Facebook.
Marmarmar Lendos Alam liked this on Facebook.
Shugri Qalbi liked this on Facebook.
Dúçããlé Môhámêd Dúçããlé liked this on Facebook.
Abdinasir Jibril Ali Halgam liked this on Facebook.
Salmo Aadan Cabdisalaan liked this on Facebook.
Ahmed Saadiq liked this on Facebook.
Salmaan Ibnusayid liked this on Facebook.
Ma reer Somaliland baa
Mise waa reer Somalia
Inantu iisheega
Habar jeclo matahay
Iisheega
Kkkkkkk KKK Kkkkkkk kkkkkkk
Cisman Mohamed liked this on Facebook.
Ramla Ahmed liked this on Facebook.
Chine Lopez liked this on Facebook.
Śáđįq Móhaíř Stàŕwivích Bwøý liked this on Facebook.
Mohaf Yousuf liked this on Facebook.
Ayaan Bintu Ahmed liked this on Facebook.
Hassan Osman Hiimaaye liked this on Facebook.
Maajid Îsmail liked this on Facebook.
Mohamed Shareef liked this on Facebook.
Muniir Cishqi liked this on Facebook.
Axmad Maxamad liked this on Facebook.
Mohamoud Bile liked this on Facebook.
Múkhtáíñ Óñé Ñó Móré liked this on Facebook.
Yaaser Abdirahman Osman liked this on Facebook.
Muxiyødiñ Nur liked this on Facebook.
CådĦø Də Pøgbå liked this on Facebook.
Abdi RaHman KaaFi liked this on Facebook.
mnsha allh ayeyooyinkiin.halkay dharka kuxiran jireen marxuumadu isma qaawin lhyd haday dadku wada xijaaban yihiin lknse waxaa hubaal ah inan xijaaba berigaas laxiran jirin.oo uusan dhaqanba ahyn marka xishooda oo uduceeya marxuumada allha jano fardawso hageyee aamin
Najah Muse liked this on Facebook.
Xavi Harnandes liked this on Facebook.
Maymun Jama Dirie liked this on Facebook.
Üpdy Rashid Said liked this on Facebook.
Mustafe Abdi Yuusuf liked this on Facebook.
Triple C Qawoowe liked this on Facebook.
Bashiir Cali Xirsi liked this on Facebook.
Xuseen Cumar Ganeey liked this on Facebook.
Cismaan Saciid liked this on Facebook.
Moha Ibrahin Love liked this on Facebook.
Mohamoud Shiine Beekooz liked this on Facebook.
Khadar Maxamed liked this on Facebook.
Dayax Mohamud Zaxipkiiza liked this on Facebook.
Mursalbihi Ahmed liked this on Facebook.
Ibraahim Ahmad Qaysarka liked this on Facebook.
Habartey nooloow.
Duliye sare Asli Xasan cabade
Doqmaha cayda dhaafa
Way nooshay doofar yahay
Eng Yoonis Ahmed Qarwac liked this on Facebook.
Calacalaweyne DrCalacalaweyne liked this on Facebook.
Nin Wax Badan Og liked this on Facebook.
Hooyo Foosiya Xasan liked this on Facebook.
Siil Wase Gus Weyne liked this on Facebook.
Cabdiraxmaan Kaarshe liked this on Facebook.
Xaliyaha Xendaabka Xubiga liked this on Facebook.
Abdiqani Neymar Jr liked this on Facebook.
Mohamed Ali liked this on Facebook.
Buuni Data Youngsters liked this on Facebook.
Yo Yo Xasan liked this on Facebook.
Deeqa Yusuuf Suudi liked this on Facebook.