Home Afsomali eeyo aan la heyn qibrada sugida Amniga Smarta Dog sharci darana dalka...

eeyo aan la heyn qibrada sugida Amniga Smarta Dog sharci darana dalka lagu keenay oo ka howlgalay Dakada iyo Airporka Muqdisho

Shirkada favori oo u muuqata mid ku guuldareeysatay securitadaii airporka iyo dekedaba maadaama eey iyagu siiyeen eeyaha dekeda xataa halkaas waxaa kaaga cad ineey leeyihiin ula jeedo ka weeyn security waxeey horey u keeneen eeyo 11 toban eey kuwaasoo aan wax tababar ah lahyen lagana  keenay n wadanka keenya lana soo geliyey eeyaha iyadoon ogolaansha loo haysan markii la keenay ayaa orod iyo dadaal loo galay in sharci loo raadsho waana eey u sahlanaatay maadaama ay calooshooda u shaqeeystaal ay  ku leeyihiin dowlada siiba xafiisyada duulista  hawada iyaga oo isu haysta inay shirkada difaacayaal u yihiin iyo  ajnebiga ah ee favori ee maamusha airporka weyna  markiiba u sahleen  inay u rajiisgareeyaan shirkad security oo eey leedahay hoostagtana  shirkad kaloo eey leeyihiin Isla favori oo lagu magacaabo ONAIR taasoo waxyaabaha dadban lagu maamuuso sahashana wax walba oo aan heshiiskii eey doowladu lagashay aan waafaqsaneeyn taasoo eey mar kale  keentay waxaana iska cad in iyagu  shaqo ku laheyn waayo heshiiskaan doowlada la gashay

hadaba hadaan nuxurka ujeedada u soo laabto waqti aan dheereyn ayeey eheed markii baraha bulshada lagu soo qoray ineey eeyo sharci daraa keeneen taasoo illaa hada haydaha ku shaqada lahi eeysa wax wara ka oran hadana maaha in arintaan eey tahay wax la sahlan karo waayo amniga wadankeena ayaa ku jira oo waa masuuliyad na wada saaran sidaas darteed ayeey u tahay muhiim inaan wax ka niraa arintaa.Waxaan horay u soo sheegnay in eeyo 11 ah la keeney hadaba maxeey qabteen oo eey ka badeleen securityga taas inagu waxba kama oran karno laakiin waxaan iftiiminkarnaa eeyaha kuwaas oo 8 kamidihi eeysan waxba security ka garaneeyn laakiin 3 kaliya eey qibrad security leeyihiin taasu miyeysan aheeyn qiyaamo qaran oo wadanka laga galay oo aan illaa hada leeys weeydiin maadaama eey aheeyd in la baaro oo weliba heey adaha amnigu baaraan kadibna eey sooyaan cadeeyn ah ineey shaqada loo idmadey ineey gudan karaan maadaama eey iyagu shaqadaan lahaaueen mise sidii dariishada looga soo gelshay ayaa wadanka loogu fasaxay looguna aaminay masuuliyeenteena meel walba laga ugaarsanaa waxaan dhihi lahaa arintaa doowladu dib u fiiris haku sameeyso

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.