Home Afsomali Eriteriya oo raali galin ka bixisay wafdigoodii Booqday maamulka Somaliland

Eriteriya oo raali galin ka bixisay wafdigoodii Booqday maamulka Somaliland

Wafdigan oo hogaaminayo wasirka arimaha dibadda Cusmaan Saalax iyo Yamane gabrab oo ah la Taliyaha sare madaxweyne afawerki ayaa waxaa garoonka diyaaadaha kusoo dhaweyey wasirka arimaha dibada dalka axmed ciise Cawad.
Wafdiga ayaa salaan ay ka sideen madaxweynaha dalka eratererateri asas afawerk soo gaarsiyey madaxweyne Maxamed C.laahi famaajo uu ku qaabilay madaxtooyada halkaas oo ay kulan kula qaateen madaxweynaha farmaajo.
Kulanka kadib wasiirka arimaha dibadda Soomaaliya ayaa faahfaahiyey waxyaabihi ay wafdiga iyo madaxweynuhu ka wada hadleen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.