Fariin ku socota shacabka soomaaliyeed ee la socday waxqabadka Raiisalwasaare Roobe oo maalmahaan ay soo baxday kooxo colaadinaya ee aan la dhacsaneyn howlihii uu soo qabtay waqtigii kala guurka ahaa sidii uu dalka iyo dadkaba u samata bixiyey
waxaana jira shaqsiyaad caadaystay xumaanta & inay dacayadeen xurmadle RW hore Maxamed Xuseen Rooble oo sharafkiisa meel kaga dhacaan dhamaan waa been & dacaayad Raqiis Ah & waxba kama jiraan Ah in RW hore in uu lug kuu leeyahay Arimaha jaadka ee dowlada Cusubi Fasaxday ayna heshiisyo cusub la gashay Kenya si loo hormariyo ganacsiga ka dhaxeeya labada dowladood .
bulshada Somaliyeed iyo dadyowga kale ee la socda Xaalada Dalka way wada Ogsoon yihiin in rooble uu dalka ka qabtay shaqo lagu magacaabi karo samata bixin balse qaar ay u tahay ka horjoogsi dano gaara oo ay wateen taasina uu fashiliyey ugu danbeyntiina uu dalka gaarsiiyey heer doorasho lagu kala baxay waana arinta ay salka ku heyso dacaayadooda raqiista ah
kana dhacday gudaha magaalada mar ku sigatay in hub la isku isticmaalo taasi oo ku dhacday si nabad ah
Guntii iyo gabagabadii manta dalku wuxuu leeyahay astaan qaran oo dhameystiran sida Xildhibaanada laga gole iyo madaxweyne ay doorteen Raiisal wasaare maxamed Xusen rooble wuxuu mudan yahay in lagu amaano isla markaana looga mahadceliyey dhamaan howlihii uu qabtay mudadii koobneyd ee uu xilka haayey
hadaba aqriste danta iyo ujeedkiisu sow ma aheyn in uu dalka gaarsiiyo doorasho loo wada siman yahay si somaliya ay mar kale cagaheeda isku taagto
https://youtu.be/9m_B7KElFB0
qore Graad Qaamuus