IBs banka wuxuu kuu soo kordhiyey Adeega mastar card 3d secure code
adeegaan wuxuu mastar card kaaga ka ilaalinayaa in uu qof kale kula isticmaalo
hadaba siduu u shaqeeyaa mastar card 3d sure code
mar ka aad ka dukaameysaneyso internetka ee aad doorato waxa aad dooneysayin aad gadato
waxaa laguugu hagi doonaa qeybta lacag bixinta halkaasooo aad galin doonto macluumaadka mastar cardkaaga
si loo hubiyo qofka isticmaaleysa in uu yahay qofkii lahaa iyo in kale
IBS wuxuu nambar ka ku diiwaan gashay xisaabtada bankiga kuu soo diri doonaa nambar sired ( OTP )
Nambarsireydkaas ayaad galin doonaa
hadii uu yahay Nambar sireydka mid saxan waa laguu fasaxayaa in aad sii wadato dukaameysigaaga
balse haduu yahay nambarsireydka aad galisay mid qaldane waa lagaa joojin doonaa dukaameysigaaga ,waana laga laaban doonaa dalabkaaga
fariin ku socoto macaamiisha IBS bank,fadlan macaamiil iska hubi nambarka ku diiwaan gashan xisaabka kaaga furan IBS bank