Home Afsomali farmaajo oo markii ugu horeysay xil u magacaabay faadumo dayib oo dooneysay...

farmaajo oo markii ugu horeysay xil u magacaabay faadumo dayib oo dooneysay in ay dalka mar uun madaxweyne ka Noqoto

farmaajo oo markii ugu horeysay xil u magacaabay faadumo dayib oo dooneysay in ay dalka mar uun madaxweyne ka Noqoto

Madaxweynaha Soomaaliya ayaaFaadumo dayib oo ka mid aheyd Murashaxiintii Madaxweyne ee Soomaaliya u magacaabay in ay noqoto Madaxa Haweenka Soomaaliyeed ee Q.M.

Faadumo Dayib ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo kula kulantay Xarunta Madaxtooyada, iyadoo ka mahad celisay qaabilaada iyo soo dhoweynta uu Madaxweynuhu u sameeyay.

Qoraal ay soo dhigtay Barteeda Facebook ayaa ku sheegtay inay ku faraxsan tahay la kulanka Madaxweynaha

Waxaa ay sheegtay inay si dhow ula shaqeyn doonto Madaxweynaha iyo dowladdiisa, waxayna sheegtay inay sharaf u tahay in Madaxweynaha ku wareejiso nuqul ka mid ah qorshaha waajibaadkeyga ee Xafiiska ay madaxda ka tahay.

Xafiiska ay madaxda ka noqotay ayaa qaabilsan awood siinta Haweenka iyo sinnaanta Jinsiga, iyadoo ka shaqeyn doonto barnaamijyada Haweenka ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya.

Dhanka youtube ka

 https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.