Home Afsomali Francisco Mandeira oo lagu soo dhaweeyay xarunta Dowlada Hoose

Francisco Mandeira oo lagu soo dhaweeyay xarunta Dowlada Hoose

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa xarunta aqalka dowlada hoose Xamar kulan kula qaatay ergayga midowga Africa u fadhiya Soomaaliya Francisco Mandeira.

Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Francisco Mandeira ayaa kawada hadlay sugida amniga Caadimadda Muqdisho, la ladagaalanka argagixisada iyo u diyaar garowga arimaha doorashooyinka soo socda.

Kulankan ay maanta yeesheen maamulka Gobolka Banaadir  wakiilka AMISOM ee Soomaaliya ayaa diirada lagu saaray sidii wada shaqeyb dhaw u yeelan lahaayeen Taliska AMISOM iyo maamulka gobolka Banaadir.

.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.