Home Afsomali Full VEDIO Xildhibaan  Cusmaan Adan Dhuubow oo Khudbad Qiimo iyo qaaya...

Full VEDIO Xildhibaan  Cusmaan Adan Dhuubow oo Khudbad Qiimo iyo qaaya leh ka jeedieyey Shir muhiim ah oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

https://youtu.be/ewnWjX92sac

Kulan si heer sare ah loo soo agaasimay isla markaana bulshada Somaliiyeed looga wacyi galinayey Caabuqa Covid 19 Waxaana  soo qaban qaabiyey ururka haweenka qaranka Somaliyeed iyo wasaarada Awqaafta iyo arimaha diinta ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho .

Shirka ayaa waxaa  ka soo qeybgalay masuuliyiin ka lkala socotay wasaarada awqaafta iyo arimaha diinta iyo urur weynaha haweenka soomaaliyeed intii uu socday kulanka wada  tashiga ah waxaa khudbooyin dhaxal gal ah ka soo jeediyey wasiir ku xigeenka wasaarada Awqaafta iyo Arimaha diinta Xildhibaan  Cusmaan Adan Dhuubow iyo gudoomiye Batuulo Sheikh  Axmed Gabale

Wasiirka ayaa khudbadiisa diirada ku saaray sidii bulshada looga wacyi galin lahaa cururka Caroona virus ee caalamka aafeeyey isaga oo amaan iyo bogaadin u soo jeediyey uruka haweenka qaranka howsha ay hayaan

dhanka kale Gudoomiyaha ururka haween qaranka Batuulo Sheikh Axmed gabale oo munaasibada hadl ka jeedisay ayaa mahadcelin ka sow waxay ka sheekeysay waxqabadka haweenka oo ay sheegtay shaqo kasta in ay lafdhabar ka yihiin

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.