https://www.facebook.com/www.somalisan.net/videos/1016943542013396/?t=14
Maamulka puntland oo dalacsiiyay taliye xaaskiisa ku riday cudurka HIV AIDS.
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha ayaa Xeer Madaxweyne Lr-19, December 01,2019 ku dalacsiiyey sarkaal ka tirsan ciidanka Booliska Puntland.
Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Markuu arkay:- Dastuurka maamulka Puntland Markuu arkay: Kartidiisa, Aqoontiisa iyo Hawl-karnimadiisa Ciidanimo
Wuxuu Xeeriyey
Waxaa Dhamme Bashiir Cismaan Cawed loo dalacsiiyey derajada Gaashaanle
Xeerkani wuxuu dhaqangelayaa markuu Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland, Ahna Ku-simaha Madaxweynaha uu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweyne kuxigeenka .