Home Afsomali Full video 32 da Xildhibaan ee deegaandoorashodoodu aheyd garbahaareey waan xalineynaa

Full video 32 da Xildhibaan ee deegaandoorashodoodu aheyd garbahaareey waan xalineynaa

https://youtu.be/EwgDnXX5WYg

Baarlamaanka DFS oo magacaabay gudiga qabaqaabada doorasha madaxweynaha  badeli lahaa farmaajo

Xildhibaanda Baarlamaanka cusub ee 11 kulakoodii 1aad fadhigii 8aad ayaa ansixiyey

aJanadihii madasha shirka oo ahaa magacaabista gudiga qabanqaabada Doorashada

Gudoomiyaha golaha shacabka Sheikh Adan maxamed Nuur Adan madoobe oo shirka Gudoomiyey ayaa xildhibaanada ka codsaday in ay janadaha ansixiyaan ka dibna wuxuu xusay in 32 da Xildhibaan ee deegaandoorashodoodu aheyd garbahaareey loo ogolaaday in si kastaba ay fadhigaan loo ogolaaday balse fadhiyada danbe xal laga gaari doono arintooda

Intaa ka dib Xildhibaanada ayaa fursad loo siiyey in mudo saacad ah iska soo dhaxdoortaa 16 Xubnood oo noqon doono gudiga Qabanqaqabada doorashada madxweynaha kuwaas oo qaarkood la magacaabay

Ugu danbeyntiina  Gudoomiyaha golaha shacabka Sheikh Adan maxamed Nuur Adan madoobe ayaa shirka Soo Xirey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.