Guddoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Hirshabelle Cabdi Xuseen ayaa 63 Xildhibaan ka qabtay Mooshin kalsooni kala noqosho Guddoomiyaha
guddoomiye ku xigeenka baarlamaanka maamulka Hir-Shabeelle Cabdi Xuseen ayaa isla caawa Jowhar ka sheegay in uu qabtay mooshin ay ku saxiixanyihiin 63-xildhibaan, kaas oo la doonayo in xilka looga qaado guddoomiyaha baarlamaanka Sheekh Cusmaan Barre.