Home Afsomali Full VIDEO Baaq loo direy Madaxda maamulka galmudug iyo gudiga doorahooyinka

Full VIDEO Baaq loo direy Madaxda maamulka galmudug iyo gudiga doorahooyinka

https://youtu.be/l-NocI1V4pc

Ganacsatadaan ka canabeysa Maxamed Cali Ibraahim Maxamed Cajiib  oo uu wakiil uga ahaa  shirkada Himilo ayaa shirjaraid oo ay Muqdisho ku qabteen faahfaahin kaga bixiyey qaabkii ay heshiiska faaiido wadaaga ah 50 ula galeen ka dibna aanba jawaab laga helin

Ganacsatada iyo beesha ay ka soo jeedaan ayaa xusay in ay qaab beeleyd uga wada hadleen balse shirar badan oo ay yeesheen lagu kala dareeray aqyaartiina ay wax ka qaban waayeen sida ay hadalka u dhigeen .

Dhaqaalaha uga maqan dhanka Maxamed Cali Ibraahim Maxamed Cajiib ayey ku sheegeen in ay dhan tahay 2 milyan 4658 .24 doolar oo ay sheegeen in accountigiisa ay ku shubeen .

Gudoonka doorashooyinka iyo Madaxda maamulkja galmudug ayey ugu baqeen in aysan araajiga musharaxnimo ka qaban maamdaama ay maxkamada dacwadi ka taal.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.