Home Afsomali Full VIDEO Beelaha hawiye oo jawaab asag ka bixisay hadal ay...

Full VIDEO Beelaha hawiye oo jawaab asag ka bixisay hadal ay qaar ka mid ehelada Been abyuur iyondacaayad raq

https://youtu.be/EACIDpNJZVE

 

Shir balaran oo ay Muqdisho ku yeesheen qaar ka mid ah odoyaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye ayey ka soo saareen qidobo muhiim ah .
Kulanka oo ay kaga arinsanayeen xaaladaha ugu danbeeyey ee dalka sids amniga dhaqaalaha caafimaadka waxbarashada iyi in ay xalistaan arimaha dhaxdooda ah

waxaa si gaara looga hadlay warar maalmahaan lagu faafiyey baraha bulshada taasi oo la sheegay in ay ka danbeeyeen shaqsiyaad sheegtay beesha dagoodi saran soor waxaana logu baaqay in ay cadeymo keenaa in ay beeniyaan oo ah sheegan in aysan shaqo ku lehayn ama ay cadeymo keenaan

arinta xiligaa soo kicisay ayaa la sheegay in ay tahay ka dib markii la ogaday in uu arinka ka danbeeyo fahad yaasiin oo la yiri afduubkii DR cabduwahaab waxaa ka danbeeyey Raiisal wasaarihii hore Maxamed Xusen rooble kaasi oo ay ka biyo diideen odoyasha mada shirka ka hadlay

Nabadoon iimaan cabdulaahi khaliif rooble oo la hadlay walaalaha iyo odoyaashs shirka ka soo qeybgalay ayaa sheegay in beeshu qalad ka tirsaneyno mid ka mid ah beelaha hawiye isaga oo fariin u direy odoyaasha beeshaas oo uu ku amaanay dhaqanka iyo xiriirkooda ee beelaha kale

Nabadoon Macalin Maxamed gaban Ayaa xusay in shirkaan looga hadlayo arimo beesha dhaxdeeda ah lana doonayo in lagu dhameeyo si nabad ah isaga oo dhanka kale ka hadlay xiriirka soo jireenka ah ee ka dhaxeeyo wadamada Kenya iyo somalia gogoshuna waa sidsanaan doontaa inta xal laga gaaro

Nabadoon caaqil asad ayaa sheegay in walaalaha dagoodiye laga fileyn arinta laga sheegay oo ah mid aan la hubin ayna noqon karto mid kutiri kuteyn ah wuxuuna xusay in ay dhici karto in la siyaasadeeda isaga beesha ugu baaqay in ay ka soo qeybgalaan gogosha fidsan kana dalbaday in ay raali galin ka bixiyaan
Baaq iyo ka jawaabid warkii dacaayada ahaa ee laga faafiyey rooble

Nabadoon caaqil hilowle oo ku hadlayey magaca gugundhabe ayaa ka mahadceliyey gogosha loo dhigay beesha Dagoodiye sidoo kalane wuxuu u mahadceliyey walaalaha gogosha dhigay isaga oo cadeeyey raiisal wasaare in uu yahay nin geesi ah oo aan ka suurtoobeyn shakiga la galiyey Dr cabduwahaah cadeyna aan loo heyn warka la sheegay markiisii hore in uu la soo yeeray fahadyaasiin kaasi oo aan loo heyn cadeymo intaas dhaafsan
Nabadoon xasan xasan oo ka mid ahaa odoyaashiimadasha ka hadlay xusay in beesha hawiye ka gubatay hadlaka ka soo yeeray beelaha dagoodiye wuxuuna ka codsaay in ay cadeeyaan ama ay raali galin siiyaan beesha hawiye gaar ahaa beesha habargidir
Wuxuuna xusay in rw rooble uu mudan yahay in taalo loo dhiso

Nabadoon muumin gariig ayaa ku tilmaamay in warka markiisii hore ka soo yeeray fahad yaasiin uusan aheyn mid la rumeysan karo maadaama uu yahay sida uu hadalka u dhigay nin dalka danbi ka galay wuxuu a Kenya iyo somaliya ugu baaqaan in ay wax ka qabtaan danbiilayaasha untafa xeytay in ay shacabka isu diraan
Dhanka kale wuxuu bulshada ka istaahilaa in masaajid loo dhiso
Dagoodiye ayuu ugu baaqay in ay cadeymo keenaan hadii kale ay raali galain buuxda ka bixiyaan
Nabadoon bile nuur ayaa arintaan ku tilaamay mid argagax leh wuxuuna intaa kubdaray in aan laga hari doonin faldambiyedaka dhacay oo uu sheegay in beelaha hawiye dhamaantood ay ka wada xumaadeen warkaasine uusan u qalmid
Balse uu yahay nabadoon dalka ka badbaadiyey in dagaal shaco
Waxaan ka rabnaa beesha dagoodiye In ay beeniyaan raaligalin ama ay keenaan cadeymo arintaa ku saabsan

Siyaasi cabdulaahi khaliif ayaa warkaa oo dhan ku tilmaamay been abuur aan sal iyo raad toona lehyn xili ay ka cabanayeen arin ku dhacday Dr cabduwahaab

Ugaa Cali xaasha hagafey oo munaasibada ka hadlay ayaa rooble ku dardaarmay in uu ka raali noqdo warka ka soo yeeray qaar ka mid ah

Garaad aadan cilmi ayaa soo jeediyey waxgaradka beesha dagoodiye arintaa cadeyn u keenaan ama ay raali galin ka bixiyaan waxayna aheyd in ay cabashadooda u soo gudbiyaan beelaha hawiye oo dhan ka soo qeybgalaay gogosha fidsan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.