Damaashaadka Xeebta Liido iyo Roobe oo ka soo dhexmuuqday
Raiisal wasaaraha Xukuumada Xilgaarsiinta Egn Maxamed Xusein Rooble iyo Qaarka mid ah Xubnaha galaha wasiirada ayaa shacabka Magalada Muqdisho Qaarkood kula jimceysta Xeebta Liido halkaasi oo ku kala bogteen isgacan qaadid wada sheekeysi isdhexgal uu ka muuqday .
Raiisal wasaaraha ayaa Xeebta liido ee Magaalada Muqdisho u tagay Booqasho kadis ah oo aan horey loo sii qoorsheynbalse markii ay dadweynuhu arkeen ayey ku soo dhaweeyeen ku dhawaaqista Magiciisa iyo sacab aann kala joogsi laheyn .
Wuxuuna socod lugeyn ah ku soo marey wadada dheer ee Xariirisa liido ilaa masaajidka Arbaca rukun
Rooble ayaa intii ay booqashadiisu socotay waxaa la arkayey wasiirka Amniga Cabdulaahi Maxamed Nuur oo ku soo dhaweynayey hoteliisa eliteĀ ee saran xeebta liido waxayna ku soo idaatay waji aad u qorxoon