Home Afsomali Full VIDEO Dood Aan Caadi Aheyn oo dhaxmartay Gudiga Doorashooyinka iyo Xisbiyo...

Full VIDEO Dood Aan Caadi Aheyn oo dhaxmartay Gudiga Doorashooyinka iyo Xisbiyo Doonayo in ay cirka u fiiriyaan Doorkii Odoyaasha Dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada iyo Tirada Laga Rabo

Barnaamij Gudiga Doorashooyinka oo Suaaalo aan Caadi aheyn la weydiiyey

 

Full VIDEO Dood Aan Caadi Aheyn oo dhaxmartay Gudiga Doorashooyinka iyo Xisbiyo  Doonayoin ay Buuxiyaal Doorkii Odoyaasha Dhaqanka ee soo xulay Xildhibaanada

Shirkaan oo ahaa mid laba geesoo ah ayaa waxaa ku wada kulmay  gudiga Madaxa banaan ee doorashooyinka qaranka iyo qaar ka mid ah xisbiyada siyaasided ee dalka gudaha aqlka madaxtooyada ee villa somaliya ee magaalada Muqdisho

Waxaana ay uga wada tashanayeen sidii xisyada iyo gudiga doorashoyinku  isula wada jaan qaadi lahaayeen loona heli lahaa tira koobka saxda dadka ka qeybgalaya doorashada soo socoto

 

Shirka intiisa badan ayaa diirada lagu saaray caqabadaha jira iyo wadadii loo mari lahaa in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ama qof iyo codkii ah

Madaxda xisbiyada ayaa su.aalo weydiinayey  gudomiyahay gudiga doorashooyinka qaranka  xaliimo ismaaciil ibrahim (yarey)  oo iskuugu yeeray ilaa 15  xisbiyada siyaasadeed oosi kmg ah uga diiwaan gashan  dalka si ay u noqdaan kuwo si rasmi ah dowladu u aqoonsan tahay .

barnaamijka oo ahaa qaab furfuran ayaa masuuliyinmadasha ka hadashay waxaa hadaladii ka mid ahaa

ugu danbeytiina gudoomiyaha gudiga madaxa banaan ee dorashooyinka Qaranka xaliimo ismaaciil ibrahim(yarey)   ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay ujeedka Kulanka iyo natijadii laga qaaray wadahaladii dhexmaray gudiga Madaxa Banaan ee Dooarshooyinka Qaranka  iyo xisbiyada siyaasadeed ee dalka

Muus iyo saciid xaamud Saalim Tvga dowlada Goboleydka gal Mudug  Xafiiska Magaalada Muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.