Home Afsomali Full VIDEO Haweenka Mudulood oo wacdaro ka dhigay Kulan ay Muqdisho ka...

Full VIDEO Haweenka Mudulood oo wacdaro ka dhigay Kulan ay Muqdisho ka dhacay

Haweenka Mudulood ayaa  wacdaro ka dhigay Kulan ay ku taageereen Shirkii siyaasiyiintoodu  ku yeesheen Magaalada Muqdiisho

Kulankaan ayaa haweenka beel weynta  soomaliyeed ee Mudulood  waxay ku taageero iyo garab istaag u muujiyeen kulan siyaasiyiinta mudulood ee horey ugu qabteen Muqdisho

 

Waxaana ka soo qeyb galay haween xilal Kala duwan ka soo qabtay dowladihii dalka soo marey iyo kuwo kale oo Munaasibada lagu casuumay

kulanaka ayaa diirada lagu saaray Dhaqanka soo jireenka ah  taageerada kulankii mudulood iyo in la helo Xuquuqda uu la maqan yahay Meeqaamka Gobolka banaadir iyo in uu  gacantoodana ugu bixin Aaya ka talinta Gobolka

 

waxayna dowlada ugu baaqeen in dib loo furo Wadooyinka xiran waxaana Fariin loogu direy jaaliyadaha mudulood ee ku nool daafaha caalamka

 

haweenkii kulanka ka hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa Xaawa abtidoon xalane culumo hilowle

Shariifo cadow

Khadiijo siicow

Xaajiyo Madiino Cabdi mahad

Naley Cali tooxow

Filsan Sheikh cali xagaa

Naciima jimcaale Xasan iyo kuwo kale

Ujeedka kulanka ayaa ahaa  Baahida loo qabo Nabadgalyada iyo is dhexgalka bulshada Dagta Gobolka Banaadir

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.