Home Afsomali Full VIDEO Hees murgo leh oo uu abwaan Maxamed Saciid u tiriyey...

Full VIDEO Hees murgo leh oo uu abwaan Maxamed Saciid u tiriyey Caaisha Ilyaas Caaisho yarey

Caziizow kacabsigaaga caqiidooy aaminkaaga cilmiyoow doondonistaada ayaa caymo lagu helaa waxaan caynkaa uniri habluhu caaqiibo iyo ciziga sharafkeena weeyee maxaad ciilka ubadeen calool tii kulagashiyo hooyadi kucanqarisay weeyee maxad ugu caasideen caruur tii kuudhashoo culeyska xambaartay weeyee maxaad ucadaadiseen
➖➖➖➖➖➖
Gabdhihi calan iyo cudoon gabdhihi ceebliyo cadeey gabdhihi cadar iyo cajabo gabdhihi caashaqa mudnaa bal eeg sida loo cadibay
Bal eeg caaishadii yareed iyadoon cimrigeedu korin sidii cawda loogu jaray
Cadaalad hadaan lehelin sharcigu ucadgoynkareyn
Xagee loo ciirsadaa

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.