Home Afsomali Full VIDEO Huteel iyo Maqaayad Casri ah oo baladweyne laga hirgaliyey

Full VIDEO Huteel iyo Maqaayad Casri ah oo baladweyne laga hirgaliyey

https://youtu.be/CVFgut_L8kY

Magaalada Baladweyne oo laga daahfurey Dhismaha ROWDA HOTEL & ISASAAR RESTAURANT waxaana musnaasibada ka qeyb galay Xubnoo ka socday maamulka Gobolka Hiiraan ka dagmada Ganacsatadii soo abaabushay hirgalinta mashaariicdaan horumarineyd aqoonyahayno iyo marti sharaf kale oo munaasibada lagu casuumay
waa Hotel Maqaayad Isku sidkan isla markaana si casri ah loo Dhiisay Wuxuu Leyahay Hola jiif iyo goobo ganacsi maqayaad si Casriyeeysan loo Naqshadeyeey waxaana hirgaliyey ganacsato wada Somali ah .waxaa si wadajir ah u Daah-Furka Maqaayada isasaar faraceeda baladweyne iyo Hotelka ROWDA
Maamulka Gobolka Hiiraan iyo Ganacsatadii gaal gashiga laheyd waxana Guud ahaan Xubnihi Madasha ka hadlay aay soo Dhaweyeen Daah-furka Rowda Hotel oo aay shegeen in aay tahay hormar weeyn oo magaalada kuso Kordhay Xili loo baahnaa aayna ku Farax San Yihiin.

Ganacsade ibrahin Isaaq Cabdi oo ku magacdheer Xaaji Iidow iyo Xaaji Xasan Xiirey Cali oo dhismaha uu ka kireystayayaa Sheegay in aay ugu Talagaleen in aay Kaalin Weeyn ka Qataan Hormarka kala Duuwan ee ka Socda Magaalada.
Waxayna Faahfaahiyeen adeegyada ganacsigooda diirada lagu saaray iyo talaabooyinkii uu soo marey
Qaar ka mid ah masuuliyiintii madasha ka hadashay ayaa si isku mid ah u soo dhaweeyey hirgalintan goobahaan ganacsi ee cusub waxaynna ku tilmaameen horumar gobolku gaarey

Gudoomiye ku xigeenka Arimaha bulshada ee Gobola Hiiraan SheikhXudein Cismaan Cali oo Munaasibada Soo Xirey Ayaa mahadcelin ka sokoow ganacsatada kale ugu baaqay in auy Gobolka Hiiraan iyo dalka intiisa kale maalgashi ku sameystaan

Fuuritanka Goobaha Casriga ee Beledweyne laga Mudooyinki dambe ayaa waxaa aay kaalin Weeyn ka Qadanayaan Bilicda Guud ee Magaalada

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.