Home Afsomali Full VIDEO iyo Sawiro Ganacsade Caruurta Soomaaliyeed iyo haweenka u keenay Nacnac...

Full VIDEO iyo Sawiro Ganacsade Caruurta Soomaaliyeed iyo haweenka u keenay Nacnac iyo Xanjo dhayday dadka waaweene Qamri si ay ugu fasahaadaan maxaa ku dhacay hee

Ganacsade Caruurta Soomaaliyeed iyo haweenka u keenay Nacnac iyo Xanjo dhayday dadka waaweene Qamri  si ay ugu fasahaadaan maxaa ku dhacay hee

Bolice ka dakada magaalada Muqdisho ayaa dhawaan gacanta ku dhigay kunteener markab xamuul laga soo dajiyey oo ay ku jireen 500 kartoon oo qamri Wiiski ah laguna farsameeyey dalka talyaaniga iyo 130 kartoo oo isiu jirtay xanjo iyo nacnac dhacay waxayna isu geen noqoneysaa 6 kun dhalo midkiiba qiimihiisu yahay 130 doolar

ganacsadahaan dhagarowga ah ayaa warqadihii alaabta ku soo qoray in ay yihiin qalabka dayactirka baabuurta   Spar part hase yeeshee markii la baaray ceebtiisa bolice ku ka dabatageen

inkasta oo uu ganacsaduhu agabkaan soo dhiibtay oo aan la qaban ayaa qiimaha lagu sheegay todobo boqol kun iyo shanbol Doolar

dhamaan badeecadii sharci darada aheyd ayaa la geeyey fagaare ku yaal iskoola boliziya halkaa oo dhalooyinkii qamrada ahaa cagaf cagaf la dul mariyey halka xanjadii iyo nacnaciina daab la qabadsiiyey

waxaana arintaa si wada jira uga hadlay xeer ilaalita oo amartay afhayeenka Ciidanka Bolice ka dhame Sadiiq Duudishe iyo ganaraal Cabdulaahi Xasan Bariise madaxa hogaanka canshuuraha ee Dowllada Somalia kuwaas oo digniin u direy ganacsatada iyo wixii laga yeelayo

habada VIDEO ga Hoos ka daawo

 

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.