Home Afsomali FULL video Maamulka Gobolka Banaadir ee dagmada dayniile

FULL video Maamulka Gobolka Banaadir ee dagmada dayniile

https://youtu.be/L4u1gL_Brc0

[8:21 PM, 11/26/2019] Somalisan: Roobabkii 48 sacadood ee ugu dambeeyay ayuu waxa uu saameen ku yeeshay guud ahaan dadka dagan dagmoyinka gobolka banadir gaar ahaan kuwa dadnta yar

Daygmada dayniile waxa ay kamid tahay dagmooyinka ay dadkeedu sameeyen roobabka kada ay magalada mudisho

Si aanu xoga badan ugu ogaano dhibaatoyinka qoysaska danta yar waxanu kormeer ku tagnay dagmad dayniile

Waxaanu halkaasi ku soo aragnay boqolaal qoysas gidaarada dagmada tagan ayaga oo kazoo barakacay gurmayooda sabab la xiriirta roobabka ka da magalada muqdisho

Intaanu goobta ku sugneen waxaa kormeer lagu ogaanaya xalada ay ku sugan yihiin dadkan samafale casasha cismnaan caasha shacuur iyo gudoomiyaha ku xigeenka dagmada

Ugu horeen waxa ay warbxin ku saabsan samneynta ay ku yeeshen roobabka ay ka dhageesteen dadka deeganka.

Ugu dambeen samafale caasho shacuur iyo gudoomiye ku xiugeenka dagmada dayniile Maxamed Cabduqaadir Cali Jacfar ayaa siwadajir ah ugu baaqay hay adaha samafalka, ganacsatada  iyo madaxda sare ee dowlada federalka in si dag dag ah loomareeyo duruufa ka dhashay roobabka mahiiganka ee ka curtay magalada muqdisho

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.