Musharaxiinta Kuraasta hop 097 Iyo hop 98 Ee BFS Ee Deegaan doorashadooda Tahay Hirshabelle Gaar Ahaan jowhar Oo kulan Ku yeeshay Caasimada Dowlada Hirshabelle Jowhar Ayaa Ku dhawaaqay midow Musharaxiin beesha yaxar
Waxaana Kulanka Maanta masuuliyiintii isugu Yimid ay Ka arinsadeen aayo Ka tashiga labada kursi Ee beeshu ay Ku leedahay Golaha Shacabka barlamaanka Soomaaliya Ayagoona Sheegay in uusan u tartami Karin labadan kursi Qof Aan aheyn Beesha yaxar ee Leh kuraasta
Musharax Xildhibaan wasiir Khadiijo Maxamed Diiriye Oo Qeyb Ka Aheyd madasha midowga Musharaxiinta Ayaa sheegtay kuraastan in ay u furan Tahay Dhamaan Dadka Kasoo jeedo Beesha Leh labada Kursi Islamarkaana aysan aqbaleyn Qof Aan aheyn Beesha Inuu Uso tartamo.