Home Afsomali Full VIDEO Mudulood Dhismaha maamulka Gobolka Banaadir Hiraab loogama maarmo welina xaquuqdiisii...

Full VIDEO Mudulood Dhismaha maamulka Gobolka Banaadir Hiraab loogama maarmo welina xaquuqdiisii lama haayo waan hoog aan la qaadan karin

Kulan baraan oo ay Muqdisho ku yeesheen waxgarad Xubno ka tirsan labada gole siyaasiyiin aqoomyahano Dhaqanka bulshada saraakiil ciidan Dhalinyaro haween iyo waxgarad kale oo ka soo jeedo Beel weynta Mudulood

Kulanka ayaa diirada lagu saaray muhiimada Miqaabka Gobolka Banaadir iyo sidii dadka ku aftirsada u heli lahaayeen Xuquuqdooda asaasiga ah .

Munaasibada oo ay ka soo qeybgaleen xubn ka tiran Dowlada fadaraalka ee Somaliya ayaa waxaa masuliyiintii ka  hadashay waxay Dowlada ka dalbadeen xuquuqdii Gobolka Banaadir  .

Beesha Mudulood oo sheegtay in aan weli laheyn lana la.yahay xuquuqdii Gobolka Banaadir  xili goboladii kale ay ka qeybgalayaan shirka London waxayna ku tilmaameen hoog aan la qaadan Karin

Xubnaha beesha u hadlay ayaa shegay in ay qorsheynayaan hadii cabashadooda wax laga qaban waayo in ay dhisanayaan maamul u gooni ah kana madaxbanaan xukuumada

Xaquuqdii Gobolka banaadir in dad lagu laaluusho ha qaadanina Arinta eyey ku micneeyeen inay tahay teyda anaa leh taadana kula lihi Waa waji gabax aan la qaadan Karin

Dhanka youtube ka https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.