https://youtu.be/ORSYa45g6ag
Maxkamada Ciidamada qalabka sida ayaa saciid biriq Maxamed ku xakuntay xabsi ah madaxaa haku furto kaasi oo ku eedeysnaa in uu geysan rabay qarax ismiidaamin ah isaguna uun qirtay
maxkamada ayaa horey u dhagetsatay eedeymihii xeerilaalinta iyo qareenadii u doodayey
Siciid ayaa u arka in dab aan lagu gubi kari dad balse qaraxa ayaa u ah mid loo ogol yahay wuxuuna sheegay in xildhibaanada lagu garto labiskooda dhiigooduna xalaal yahay
waxaa kale oo uu sheegay in muslimiinta aan dagaalamin iyane la laankaro waa sida uu hadalka u dhigaye
Saciid Biriq Maxamed ayaa fashil ku yimid ismiidaamintiisii wuxuuna ciidanka tarta koortorol jooga ay ku dhufteen ilaa 3 xabadood waxaana daaweyntiisa ku baxday 20 kun doolar
bal aan dhageysano aragtida uu maxkamada horteeda ka dhiibtay fikirkiisa
intaa ka dib gudoomiyaha maxkamada ciidamada G/sare Xasan Cali nuur shuute ayaa ku dhawaaqay goaanka maxkamada iyo xakunka