xarunta daryeelka Agoonta ciidanka Bolice ka Somaliyeeed waxaa ay qaas u tahay Caruurta aan qaarin ee ay ka tageen xubnihii ciidanka ee ku Geeriyooday dagaalada iyo qaraxyada dalka ka dhacayey Mudooyinkii aan soo dhaafnay si ay u helaan daryeel iyo Waxbarasho lacag la,aan ah isla markaana ugu filan dhankasta Noloshooda waxaana ku qoran gidaarka Ilmaha Bolisku Ma aha Agoomo.
Xarunta xanaanada agoonta ciidanka Boliska waxaa la aasasay 12 dicembar 2018ka sida uu inoosheegay Maxamed Xuseen Xasan oo ka mid ah Macalimiinta dhalaanka ay ka tageen ciidankii bolice -ka
waxaana xarunta waxbarashada sokaokow ka helaan jiif cunto daryeel cafimaad waxayna iskuugu jiraan gabdho iyo wiil u labsan qaab ciidan
Qaarka mid ah caruuta ku xareysan xarunta daryeelka Agoonta Ciidanka Bolice oo aan wax ka weydiinay dareenkoda ku aadan sida ay u arkaan waxbarashada iyo ka faala qaadka ay siiyeen saraakiisha ciidanka Bolice ayaa ayaa sidaan ug fal cliyey
Sidoo kale waxaan tagnay qeybta Xifdinta iyo higaada quraanka iyo farbarashada oo ay gabdho iyo wiilal aad u yaryar quranka ku baranayen
Xaruntu waxaa ay leedahay masaaijid dugsiga Xifdinta Quraanka karimka ah kooxo sporti iyo beero ay ka baxaan noocyada qudaarta kala Sida Loos Baamiye yaanyo moos basbaas moxog canbe seytuun liin digir galay iyo kuwa kale
Sareeye Guuto Cali Xersi Bare Cali Gaab oo ayaan kula kulan xili uu u kuurgalayey Qaabka ay Macalimiintu Ardayda agoomaha ah casharada u siiaan
Ugu danbeytii waxaa bulshada lawadaagay nolosha iyo qaabka waxbarsho ee taliska ciidanka Bolice ku ugu deeqeen caruuta somaliyeed ee gaar ahaan agoonta ciidanka boliceka Maxamed Xuseen Xasan waxana hadalkisa ka mid ahaa
intaa ayaan ku soo koobeynaa barnaamijkii gaar ahaa oo aan kaga hadleynay xarunta daryeelka agoonta ciidanka Boliceka qaabka ay ku nool yihiin tan iyo inta aan barnaamij mdkaan la mid ah aan hawada ugu kulmeyo waa anigoo kala ah muuse Maxamuud Jiisow oo barnaamijka idin soo jeediyey iyo farsamo ayaqaan s are Saciid Xaamud Saalim oo iga caawiyey xaga camirta ada iyo editiga waa gudaha xarunta agoonta ee Mgaalada Muyqdisho sidaa iyo nabad galyo.
,
.
https://www.youtube.com/channel/UCbEqHSbI6baCmdD0pnfHJ7g/videos?shelf_id=0&sort=dd&view=0