Home Afsomali Full VIDEO Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim oo ka digay in la...

Full VIDEO Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim oo ka digay in la doorto mid ciil qabo oo rabo in uu aarsado ama dhaco hantida qaaranka

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim Cabdule oo mudo ku maqnaa dalka dibadiisa ayaa waxaa garoonka ku soo dhaweeyey xildhibaan siyaasiyiin masuuliyiin sar sare iyo qeybaha kala duwan ee bulshada

Musharax jabriin oo warbaahinta la hadlay ayaa tilmaamay in 3 dii Madaxweyne ee ugu danbeysay iska dhaxlayeen wadada maka muka ramaisaga oo xusay in aysan jirin wax ay dalka iyo dadka u aqabteen

mar uu ka hadlayey qodobadii heshiiskii imbagaati ayuu sheegay iin laba sano iyo bar lagu dhaeystiro aheyd halka ay haatan nagu dhaaftay 20 sano

Musharax Madaxweyne Jabriil Ibraahim  oo ka digay in la doorto mid ciil qabo oo rabo in uu aarsado ama dhaco hantida qaaranka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.