Home Afsomali Full VIDEO Nabadoon Caraale oo ku baaqay in wax laga qabto kuraasta...

Full VIDEO Nabadoon Caraale oo ku baaqay in wax laga qabto kuraasta Habarceeno ee lagu boobayo Dhuusamareeb

https://youtu.be/KnBXDYlG5bU

Nabadoon Caraale oo ku baaqay in wax laga qabto kuraasta Habarceeno ee lagu boobayo Dhuusamareeb

Nabadoon Cusmaan Caraale Jeyte oo ah nabadoonka guud ee beesha habarceeno oo ka tirsan beelweyneta murusade isla markaana leh saxiixa soo xulista Xildhibaanada beesha leh kuraasta kala ah hop48 iyo hop49  ayaa sheegay in loo dib mareeyey howshi beeshiisu u xilsaaratay .
Taabedelkeeda dhuusamareed la geysta ergo iyo odoyaal la doonayo in lagu boobo kuraasta uu isagu leeyahay saxiixooda .

Caaqil cusmaan caraale jeyte oo shirjaraid warbaahinta u qabtay ayaa sheegay in dhusamareeb ay aadeen dhaqan iyo duubab aanay beeshu dirsan  isaguna aan waxba ka ogeyn lana doonayo in lagu boobo kuraasta beesha habarceeno .

Caaqulka ayaa baaq udiray madaxda dowlada fadaraalka kuwa  maamulka galmudug gudiyada doorashooyinka iyo beesha caalamka wuxuuna sheegay  in beeshu aqoonsan doonin natiijadii ka soo baxdo hadii ay aqbalaan ergo iyo duub ay soo xusheen rag gaar ah

Sidoo kale Wuxuuna ugu baaqay kuwa sheeganaya ergada iyo duubabka in ay joojiyaan boobka kuraas ayna doorashu cadaalad ah ku tartamaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.