Home Afsomali Full VIDEO Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Banaanbaxayaasha qeyb ka...

Full VIDEO Odayaasha Dhaqanka iyo Midnimada Beelaha Hawiye oo Banaanbaxayaasha qeyb ka noqonaya

Gudoomiyaha odoyaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha haweiye nabadoon maxamed Xasan Xaad oo wareysi gaara siiyey tiifiiga caalaqmiga ah ee Star ayaa sheegay in ay qabanqaabada banaabaya musharaxiintu dhacaya isla markaana ay iyagu qeyb ka yihiin

Shir ay iskuugu mimaadeen ayey ku Taageereen go.aanadii ka soo baxay Shirkii ay wada yeesheen RW Rooble iyo madaxda midowga musharaxiinta dhanka kale wuxuu ka hadlay shirkii uuku baaqay madaxweyn farmaajo oo uu sheegay in uu yahay shir aan loo baahneynudoomiye xaad ayaa shacabka ugu baaqay in ay ka qeybqaataan mudaaharaadka lagu qabanayo taalada daljirka dahsoon

Nabadoonku wuxuu xusay ini banaanbayaasha midkaan xiga lagu qaban doono gobolada dalka qaarkooduuna socon doono tal iyo inta isbedel madaxweyne laga helayo

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.