Home Afsomali Full VIDEO Odoyaasha Dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo taageeray shirkii wadatashiga...

Full VIDEO Odoyaasha Dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye oo taageeray shirkii wadatashiga qaran ee teendhadabafisyooni

Kulankaan oo ahaa mid lagu taareegey bogaadin iyo hambalyo loogu muujinayey waxqabadka iyo nabadeyntii uu ku guuleystay raiisalw asaare Maxamed Xusein Rooble

Kulankaan ay iskuugu yimaadeen xubnaha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye ayaa saxaafada la hadlay qaar kamid ah nabadoonada ugaasyada suldaanada iyo waxgaradka kale waxayna faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey waxqabadkii raiisal wasaaraha iyo sida ay u arkaan

https://youtu.be/tIM5B3qDh30

https://youtu.be/br23MKW-zcA

https://youtu.be/YI08nKa5ogA

https://youtu.be/a0XbVEwVO4E

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.