taageero halmbalyo bogaadin iyo soo dhaweyn warka ka soo ueeray dowlada dhwxe iyo maamul goboleyda
kulan balaaran oo ay Muqdisho kyu yeesheen xubno iskuugu jira waxgarad siyaasiyiin nabadoono boqoro madaxda dhaqanka beelaha hawiye dhalinyaro ayey ku taageen go.aamadii is daba jooga ahaa ee kiyo midnimada a soo baxay qaar ka mid ah madaweynayaasha maamul goboleyada raiisal wasaaraha qaranka iyo madacweyne farmaajo kulanka intii uu socdaya ayaa lagu lafa gurey sidii loo dajin lahaa xaalada guud ee dalka waxaana la isku dhaarsaday in loo saro karo waxka qabashabarimaha soo cusboonaaday in dagaal dhacana looga kaaftoomi ahaa
masuuliyinyiin madasha ka hadashay ayaa isku aragti ka noqday daminta colaadaha iyo joojinta qeysaska guryahoda ka barakacayo oo ay tilaameen in aan waqtigaan loo baahneyn
kulanka ayaa laga soo saaray baaqyo dardaaran ku wajahan siyaasiyiinta musharaxiinta saraakiisha iyo cid kasta oo qeyb ka ah khilaafka jira in ay ka shaqeyso nabad iyo horumar
gabagabadii waxaa kulanka laga soo saaray warsaxaafadeed dhowqodob ka kooban wazaana warbaahinta u aqriyey
soo dhaweyntii go,aamadii kasoo baxay Maamulada hir shabelle galmudug go’aanka raysal wasaaraha iyo hadalka madaxweynaha
ka Qeybgalayaasha waxaa ka mid ahaa
Imaam Cumar Macalin Abshir
2- Suldaan abuukar socdaal Abtidoon
Maslaxadu Cid walbo ayay dan utahay.
3- Xaaji Muxudiin Xasan Afrax
4- ugaas axmed rooraaye.
Habeenadii lasoo dhaafay qunuud ayaan kujirnay
5- Suldaan cabdinaasir Jaamac Seed.
6- Imaam cabdullaahi khaliif rooble
7- nabadoon sh cabdiraxmaan sh axmed sh xasan barsame
8- nabadoon cabdullaahi afrax guuleed
9- Nabadoon cabdi maxamuud aadan
10- Nabadoon macalin maxamuud cali
11- Nabadoon bile Nuur
12- Abwaan Badal Jaamac.
13- Suldaan mahdi cabdirisaaq colow.
14- nabadoon cali shiino
15- Garaad aadan Cilmi
16- Siyaasi Maxamed xasan afrax
17- xaashi maxamed cadoow.
18 garaad cabdi qani nuur xasan