Home Afsomali Full VIDEO Odoyaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye qaabkii ay ku...

Full VIDEO Odoyaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye qaabkii ay ku taageereen mudo dhordhinta iyo Xagee la geeyey Hubkii iyo saanadii ay Muqdisho la tageen Dani iyo Axmed Madoobe

Odoyaasha dhaqanka iyo midnimada beelaha hawiye qaabkii ay ku taageereen mudo dhordhinta iyo Xagee la geeyey Hubkii iyo saanadii ay Muqdisho la tageen Dani iyo Axmed Madoobe

Odoyaasha dhaqanka siyaasiyiin ganacsato dhalinyaro  iyo sakaakiil ka soo jeedo beelaha hawiye ayey si rasmi ah ugu taageereen mudo kodhinta  Baarlamaanka ay ku badbaadiyeen xukuumada iyo dowlada

Waxayna xuseen in uu ahaa Go.aanka masiiri  ah oo ay qaateen Mudanayaasha Baarlamanka Masuuliyiintii hawiye ee madasha ka hadlay ayaa amaanay qaabkii ay ugu codeeyeen badbaadinta xukuumada  iyo dowlada

Eedeyn iyo caqli celinu ayey u jeediyee  labada madaxweyne. maamul goboleyd ee puntaland iuo Jubaland waxaana la sheegay in hubkii ay muqdisho la tageen ku wareejiyeen higaamiyayaal dowlada mucaarad ku ah si ay Muqdisho dagaal uga huriyaan

Madaxweyne farmaajo ayey ku amaaneen sida uu ugu igmaday raiisal wasaare rooble laguna tixgaliyo fursadna uu siiyo

Madaxweyne Farmaajo wuxuu hada hekay in uu xilka sii haayo mudada 2_ sano ee mudo kordhinta islamarkaana uu ku guuleysto doorashada 4_ta sano ee Soo socota Shacabka lacago ceeyr ah  ayay qaadan doonaan hadii uu ilaa 21_sano talada dalka sii hayo dadka OO dhan maalqabeeno ayay wada noqon doonan

Ciidamada baaq loo joojiyeyayaa haa in aysan u dhaga nuglaan mucaaradka u  gacan haatinaya

waxaneyna hoosta ka xariiqeen in ay xili kasta Taageero hiil iyo hooba la garab taagan yihiin Xukuumada iyo madaxweynaha xilka loo kordhiyey

Ka soo qeybgaalayaasha ayaa waxaan ka xusi karnaa inkasta oo aan magacyadooda halkaan ku soo wada koobi Karin

 

Islow Cali Maxamed Cumar

Nabadoon cabdiraxmaan sheikh Axmed sheikh Xasan Barsame

Nabdoon  Cali Shiine

Ganacsade Xaashi Dhabarey

Suldan Abuukar socdaal Abti doon

siyaasi Maxamed Xasan Afrax Arow

Nabadoo Cilmi nageeye

Nabadoon Xaaji Muuse Cilmi Ciyow

Nabadoon Cabdi Naxamuud Aadan

Nabadoo  Cali Sheilh Maxamed

Abwaan Badel jaamac

Suldaan Cabdinaasir jamac Seed

Garaad Cabdi Xersi Ugaas

Garaad Cali good

Xildhi Maxamed calool geelle

La taliyaha Duqa Muqdisho Garaad Cabdiqani Nuur Xasan

Iyo Kuwo kale

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.