Home Afsomali Full VIDEO Raiisal wasaare Kheyre oo ka hadlay qorshaha deyn cafinta

Full VIDEO Raiisal wasaare Kheyre oo ka hadlay qorshaha deyn cafinta

https://youtu.be/uX0jqi48_hg

 

Raiisal wasaare Kheyre oo ganacsato iyo Shirkado ku amaanay waxqabadoo shahaadooyina Gudoonsiiyey

munaasibad shirkado iyo gacasato lagu gudoonsiiyey abaal amrino kala duwan  ayaa lagu qabtay Magaalada Muqdisho .

waxaana ka soo qeybgalay raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre xildhibanada labada gole wasiiro saraakiil iyo sareeyayaal ciidan  ganacsato iyo masuuliyiin kale

raiisal wasaaraha oo Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey madasha ayaa ka hadlay deyn cafinta dalka in dalka la maalgashado iyo arimo kale oo muhiim ah

wuxuuna sidoo kale ka hadlay oo aad u amaanay isku xirnaashiyaha ganacsatada oo uu qaarkood shahaadooyin gudoonsiiyo isla markaana hambalyo ka sokow wuxuu xusay in dowladu gacan siineyso la shaqeyneyso ganacsatada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.