Home Afsomali Full VIDEO Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday laguna Soo Dhaweeyey Ceelcade oo ka...

Full VIDEO Ra’iisul Wasaaraha oo Booqday laguna Soo Dhaweeyey Ceelcade oo ka tirsan Gobolka Cali Sabiix ( DAAWO SAWIRADA )

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo safar shaqo ku jooga dalka Jabuuti ayaa booqasho ku tagay degmadda Cali-cadde oo ka tirsan gobolka Cali Sabiix ee dalka Jabuuti, halkaas oo ay ku nool yihiin shacab Soomaaliyeed oo in ka badan 27-sanno Qaxooti ku ah deegaanka.

Qaxootiga ayaa ku soo dhaweeyey RW  Kheyre Gacmo furan iyada oo luxayey Ubax iyo Caleemo Qoayan kuwaas oo wajiyadooda laga dheehan karo sida muga leh ee ay ugu faraxsan yihiin booqashada WRahooda wuxuuna mid mid u gacan qaaday xili ay aragtiisa safn dheer ugu jireen

Xasan Cali Kheyre oo soo hadal qaaday wadamada ay dowladu ka soo deysay dhalinyaro maxaabiis ahaan ugu dhibaateysnaa isaga oona  ku macneeyey aqyaartafacbook  dowlada ku dhaliisha kuwii dalka dib u dhaca u horseeday

 

Ra’iisul Wasaaraha  ayaa shaagay in Somaliya  ka qiima badan tahay markaan 27 kii sano ee la soo dhaafay ,ayna  ka sharaf weyn tahay sida hada loo yaqaano uun ku niyad fiican nahay in mar kale la dhihi doono somaliya waa dalka Africa ugu hormarsan dhankasta oo la eegaba

Ra’iisul Wasaaraha  ayaa dalka dib ugu laabtay ka dib booqasho howleyd laba maalood ah oo uu Jabuuti ku joogay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.