Garoonka weyn ee waamoo satadium ee magaalada kismaayo waxaa salaada ciidul fidriga ku dukaday boqolaal muslimiin ah oo ka kala yimid daafaha magaadqlada
Waxaana ka qeybgalay dukashada salaada ciida madaxweyne ku xigeenka dowlada jubaland suldaan Cabduqaadir Maxammuud Xaaji lugadheere kaasi oo si weyn ula dabaaldagay shacabka masaajidka maawo ku dukanayey muaasibada salaada ciidul fidriga
Qeybaha kala duwan ee bulshada iyo masuuliyiin ka tirsan dowlada jubaland una badan wasiiro xildhibaano ayaa sidoo kale shacabka la dukaday
Madaxweyne ku xigeenka jubaland suldaan cabduqaadir Xaaji mAxmuud lugadheere oo salaada ka dib boqol shacab iyo masuuliyiin ah la hadlay ayaa sheegay muhiimada ay leedahay in shacabka dowlada julabada ay ka wada shaqeeyaan sugida aminga wuxuuna hambalyo u direy munaasida ciida owgeeg shacabka iyo maamulka jubaland isaga oo faray in ay ka foojignaadaan qataraha xanuunka iyo kuwa cadowlada reer jubaland
Madaxweyne Cabduqaadir Xaaji Maxamuud luga dheere ayaa ugu baaqay bulshada in ay kaalmeetaan kuwooda dantayar