Home Afsomali Full VIDEO Shir ay isugu yimaadeen beesha iska leh degmada hobyo ayey...

Full VIDEO Shir ay isugu yimaadeen beesha iska leh degmada hobyo ayey isku raaceen oo usoo xuleen musharaxa Gudoomiyaha degmada Bashiir Warsame Cawaale

https://youtu.be/SSaAI1KAeCk

Shir ay isugu yimaadeen beesha iska leh degmada hobyo ayey isku raaceen oo usoo xuleen musharaxa Gudoomiyaha degmada Bashiir Warsame Cawaale

Odoyaasha dhaqanka beesha sacad ayaa ku tilmaamay bashiir warsame cawaale in uu leeyahay Aqoon karti iyo waaya aragnimo howshaa baxada leh uu ku wadi karo waxayna ka dalbadeen in ay soo dhaweyso inta shirka ka maqan oo garbaha ka istaagaan Musharax
Bashiir warsame Cawaale oo ay iskuugu dareen soo dhaweyn iyo duco iyo in uu mudan yahay miiqaamka iyo mudnaanta aaya ka talinta dagmada hobyo
Ka qeybgalayaasha shirka ayaa Madaxweyne qoor qoor ugu baaqay in uu la shaqeeyo bashiir warsame cawaale
Waxayna xuseen Garabkiisa beeshu tagan tahay waxayna sidoo kale ugu duceeyeen in allaha u fududeeyo
Ugu danbeyntii musharaxa gudoomiyaha dagmada hobyo bashiir warsame cawaale ayaa ka mahadceliyey ka soo qeybgalayaasha shirka uga mahadceliyey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.