https://youtu.be/gOYL-6zMems
Shir ay yeesheen Odoyaasha Mid ka Mid ah Beelaha daga dhuusamareeyd oo ka soo saaray baaq iyo Digniino
Shir balaaran oo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Maamul Goboleydka Galmudug ay ku yeesheen odoyaasha dhaqanka beesha ceyr ee Ku dhaqan deegaanada Galmudug ayey kaga hadleen dhul ay sheegeen in si sharci daro ah looga heysto Muxubo Maxamuud Maxamed Shiilaale
kaas oo ku yaal magaalada Muqdisho N 4 ayaa odoyaasha dhaqanka iyo waxgaradka beesha ceyr ee kulanka iskuugu yimid ayaa baaq iyo digniino kale duwan u direy shaqsi ay tilaameen in dhilkaasi si sharci daro ah ku heysto oo ay magaciisa ku sheegeen Axmed Sacuudi waxayna xuseen in uu ka mid yahay madaxda ugu sareyso shirkada hormood
waxayna sidoo kale odoaasha dhaqanka beesha ceyr ugu baaqeen odoyaasha dhaqanka nabadoonada iyo weliba ugaaska beesha murusade oo ay sheegeen in uu ka soo jeedo Axmed sacuudi o ay sheegeen in uu dhulkaasi si sharci daro ah ku qaatay waa kuwaa qaar ka mid ah odoyaasha oo ka hadlaya munaasibada