Home Afsomali Full VIDEO Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida uu udhaqan galay...

Full VIDEO Taliska Booliiska Soomaaliyeed ayaa ka hadlay sida uu udhaqan galay bandowdii lagu soo rogay gobalka Banaadi

https://youtu.be/Sh3zas-J9Do

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Gen. Cabdi Xasan Maxamed (Xajaar), oo ka war bixiyay sida uu bandawgii uga dhaqan galay magaalada Muqdisho,ayaa u mahad celiyay shacabka Soomaaliyeed ee gartay inay sida ugu habboon dowladda ugala shaqeeyaan dhaqan gelinta bandawga, waxuuna laamaha amniga mar kale faray inay shaqadooda sida ug wagaansan u gutaan

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.