https://youtu.be/5s_NZ909SJI
Xafladaan oo aheyd mid looga mahadcelianayey dadaalka dheeriga ah ee ay dowlada turkiga sida hagar la,aanta ah ugu qabato shacabka iyo dhamaan bulshada somaliyaae ayaa lagu qabtay aqlaka dowlada hoose ee xamar
Munaasibada ayaa waxaa soo qabanqaabiyey gudoomiyaha maamulka gobolka banaadir ahna duqa muqdisho enj cabdieraxmaan cumar cusmaan yariisow
Waxaana ka soo qeybgalay gudoomiyeyaasha 17 ka dagmo iyo kuxigeenadooda sareeyayaal. Taliyayaal ciidan ,saraakiil, siyaasiyiin dhalinyaro haweenka gobalka banaadir iyo marti sharafeeyd kale oo munaasibada lagu casuumay
Barnaamijkaan waxaan ku soo qaadaneynaa dhamaan sidii ay u dhacday xaflada oo aheyd mid lagu casuumay safiirka dowlada turkiga iyo diblamaasiiyinta safaarada oo dhan waxaana looga mahadcelinayey gurmadkii iyo garab istaagii ay soo garab istaaga shucuubta iyo madaxda dowlada turkiga oo uu ugu horeeyo madaxweyne rajab dayib ordagaan
Fanaaniinta iyo cayartoday kooxaha kala duwan ee dalka qaarkod ayaa munaasibada ku soo bandhigay cayaaro iyo heeso ka turjumayy hidaha iyo dhaqanka soo jirenka ah ee labada dal
waxaana sidoo kale lagu soo bandhigay filim ka sheekeynayo mashaariicda turkigu ka fuliyey gudaha dalka somaliya
Madaxdii qudbadaha kala duwan ka jediyey ayaa waxaa ka mid ahaa udoomiyaha maamulka dowlada gobadalka banaadir injiner cabdiraxmaan cumar cusmaan yariisow taliyaha ciidanka asluubta soomaaliyed sareeye guud bashiir maxamed jaamac goobe,
Ugu danbeyntiina safiirka dowlada turkiga oo ku hadlayey magaca madaxweynaha dalka turkiga ayaa ka munaasibada loo sameeyey dowladiisa ka mahadceliyey
Munaasibaadaan ayaa eheyd gabi ahaanteed si heer sareyso uga turjueysay waxqabadka iyo dadaalka aan kala joogsiga laheyn ee turkiga
*