Home Afsomali Full VIDEO waa walaal jiree ma Djabouti baa jeelaala dheer jaleecada qalbiga...

Full VIDEO waa walaal jiree ma Djabouti baa jeelaala dheer jaleecada qalbiga iyo Safirika safaarada Djabouti Adan Xasan Adan

jamashada dhabtaa kuu jibeysanahay  Waagaan jiriyo juuc iyo dhib qabay dhib key ila marto ka jwaabayaa Geelow jiroo Joogoo ha dhiman

Munaasibad balaaran oo lagu so dhaweynayey isla markaana looga mahadcelinayey safiirka somaliya ee dalka jabuuti Adan Xasan Adan ayaa la dhacday xarunta gabdhaha agoonta ee magaalada |Muqdisho

iyada oo dhanka kalana safaaradu ay ku wareejisay xarunta gabdha aghoonta ah rashin iyo dharki ciida oo uu soo dhiig\bay madaxweynah dalka jabuuti ismaaciil cumar geele

waxaana ka soo qeybgalay qaar ka mid ah maamulka Gobolka dagmada iyo kan dagmada bondheer saraakiil iyo waalidiinta ardayda wax ka barata xarunta

150ka gabdhood  agoonta ayaa muaasibada ku soo bandhigay heeso ay ku muujinayeen kagana mahadnaqayeen garab istagay walaaha Jabuuti kuwaas oo mid mid loo gudonsiiyeyu dharkii ciida waxaana sidoo kale lagu wareejiyey raashinkii agabyo kale

taliyaha ciidamada aslubta sareeye guud bashiir Maxamed Jaamac oo madasha ka hadlay ayaa xusay in xarunta ay waajib ku tahay dowlada somaliyeed in ay damaanad qaado

gudoomiyaha gobolka banaadir Enji Cabdiraxmaan cuamr cusmaan ayaa soo dhaweeyey Caawinaada bulsho weynta somaliyeed ee dowlada jabuuti

safirka dowlada jabuuti ee dalka somaliya adan xasan adan oo gunaanadkii munaasibada ka jeediyey qudbad dhinacyo badan taabaneysa ayaa si dereen ula wadaagay arday in dalka jabuut uu buuxinayo kaalinta waalidiintooda

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.