Home Afsomali Full VIDEO Waare Somalidu Hadey Faquuqii lagu haayey ka baxaysaa

Full VIDEO Waare Somalidu Hadey Faquuqii lagu haayey ka baxaysaa

https://youtu.be/Lg2MhZhZ-cg

Madaxweynaha Dowlad Goboleydka Hirshabelle State Dr Maxamed Cabdi waare  oo shirgudoominayey Shirka Amniga ee Maamulkaas ayaa soo dhaweeyey qorshaha Deyn cafinta dalka iyo wajiga cusub ee la macaamilka heya.daha maaliyadeed ee Caalmka

dhaqaalaha maalgashiga iyo guud ahaa Arimaha bulshada wuxuuna xusay in maamulka hirshabelle uu si aad ah ugu faraxsan yahay talaabada ay dowladu ka qaaday arinta deyn  cafinta

isaga oo faahfaahiyey barnaamijka hibc oo somaliya uga bixi karto faquuqii somalia lagu haayey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.