Home Afsomali Full VIDEO wax ka ogow adeegyada cusub ee Shirkada isgaarsiinta somtel iyo...

Full VIDEO wax ka ogow adeegyada cusub ee Shirkada isgaarsiinta somtel iyo Shrikada Somtel oo macaamiisheeda u soo bandhigtay adeegyo casri ah oo Muhiim ah

https://youtu.be/VGjrAmB1IrE

Shirkada Somtel oo hoostagta Dahabshiil grouo compny ayaa waxaa ay macaamiishada la wadaagtay adeegyo cosob kuwaasi oo ay sheegeen in ay ka faaiideysan doonaan macaamiishada

Masuuliyiin ka tirsan shirkada Somtel oo shirjaraid warbaahinta u qabtay ayaa waxaa ay ka warbiyeen muhiimada ay bulshada u leeyihiin adeegyada Edahab chatbot oo loo adeegsan karo qaab whatisapp ahaana kaasi oo waxna ka sarifan karto ku iibsan karto lana socon kartid ageegyada guud ee dahabshiil bank

Iyo sidoo kale adeega safar oo ah mid aad uga yeeran kartid halka aad joogto taxi bajaaj iyo cilad bixinta gaadiidka isla marka aad ka dalban karti cuntada noocyadeeda kala duwan hadba hoteelada cuntada mid aad jecesha

Madaxa suuqgeynta shirkada isgaarsiinta Somtel Axmed Ciise Xaaji ayaa warbaahita ayaa u faahfaahiyey adeegyada cusub ee shirkadu soo bandhogtay

Dhanka kale Madaxa suuqgeynta shirkada isgaarsiinta Somtel Axmed Ciise Xaaji ayaa warsaxaafadeed ay shirkadu soo saaray warbaahinta u aqriyey

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.