Xildhibaanno iyo Wasiirro taageersan dowladda oo hadda Warbaahinta la hadlaya
Xildhibaanadaan oo Taageersan Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegay in Xildhibaanadii Tegay Guriga Saadaq Joon ay carqalad ku yihiin Amniga iyo Xasiloonida dalka.
waxay sheegeen in ay taageersanyihiin Dowladda islamarkaana ay ka soo Horjeedaan dhibaato in dalkaan Loo Horseedo.
Xildhibaan ubax Tahliil, xildhibaan Warsame Joodax iyo xildhibaano kale ayaa ka soo Horjeestay In Laga soo Horjeesto Muddo Kordhinta Farmaajo uu sameeystay